Diyaaradaha Maraykanka Oo Duqeeyey Dagaalyahanada ISIS Ee Dalka Ciraaq

0
Sunday August 10, 2014 - 07:24:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 800
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaaradaha Maraykanka Oo Duqeeyey Dagaalyahanada ISIS Ee Dalka Ciraaq

    London(xogreebnews.comDiyaaradaha dagaalka ee Maraykanka ayaa weerar ku qaadey Dagaalyahanada Suniyiinta ee dalka Ciraaq ee ka taliya qaybo ka mid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London(xogreebnews.comDiyaaradaha dagaalka ee Maraykanka ayaa weerar ku qaadey Dagaalyahanada Suniyiinta ee dalka Ciraaq ee ka taliya qaybo ka mid London(xogreebnews.comDiyaaradaha dagaalka ee Maraykanka ayaa weerar ku qaadey Dagaalyahanada Suniyiinta ee dalka Ciraaq ee ka taliya qaybo ka mid ah Waqooyga iyo Galbeedka Ciraaq ISIS, duqeynta diyaaradaha waxaa xaqiijiyey afhayeen u hadley xarunta Gaashaandhiga Maraykanka ee Pentagon.
Laba diyaaradood oo noocoodu yahay F/A-18 ayaa bombaanooyin ku gaaraacey ciidamada ISIS ee weerarka ku qaadey Kurdiyiinta sida laga sheegey Pentagonka.
Mar sii horeysey ayaa Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama sheegey in uu fasaxey in diyaaradihiisu ay weerar ku qaadaan ISIS, si loo badbaadiyo kuwa yar ee aaminsan diinta Kirishtaanka lagana hortago xasuuq loogeysto kuwa aaminsan Yezidierka.


Obama ayaa sheegay in Xukuumadda Ciraaq ay ka codsatey sidaas.

Weerarka Maraykanka ayaa imaanaya iyada oo Dagaalyahanada Suniyiintu ay la wareegeen Biyo-xirka u weyn dalka Ciraaq, oo ku yaala Waqooyiga Masuul, waxaana ay awood u siineysaa in ay maamulaan Biyaha iyo Korontada, sidoo kale waxa uu imaanaya iyada oo caalamka indhuhiisu ku jeedaan marinka GAZA ee dhulka falastiin halkaas uu Israel ay ku dileen in ka badan 2000 oo qof oo u badan caruur haween iyo dad waayeel ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured