Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Oo Shirkii Khamiistii Madaxweyne Siilaanyo U Gudbiyeey Cadaadis Ka Haystaa Xayiraadda Saaran Labada Wargeys Ee Hubaal iyo Haatuf, Dal-badaynaa In Lasii Daayo.

0
Saturday August 09, 2014 - 18:16:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 808
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Oo Shirkii Khamiistii Madaxweyne Siilaanyo U Gudbiyeey Cadaadis Ka Haystaa Xayiraadda Saaran Labada Wargeys Ee Hubaal iyo Haatuf, Dal-badaynaa In Lasii Daayo.

    Hargeisa(xogreebnews.com-warar lagu kalsoon yahay oo kasoo baxa masuuliyiin goob-jooga yaal ahii cadeeyeen ,ayaa sheegey in shirkii khamiistii dhoweeyd ka dhacay madaxtooyadda somaliland,kaaso lagu heeshiisiiyeey garab-yaddi ku kala foggaadey siyaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-warar lagu kalsoon yahay oo kasoo baxa masuuliyiin goob-jooga yaal ahii cadeeyeen ,ayaa sheegey in shirkii khamiistii dhoweeyd ka dhacay madaxtooyadda somaliland,kaaso lagu heeshiisiiyeey garab-yaddi ku kala foggaadey siyaasadda xisbigga kulmiye.kuwaaso

Hargeisa(xogreebnews.com-warar lagu kalsoon yahay oo kasoo baxa masuuliyiin goob-jooga yaal ahii cadeeyeen ,ayaa sheegey in shirkii khamiistii dhoweeyd ka dhacay madaxtooyadda somaliland,kaaso lagu heeshiisiiyeey garab-yaddi ku kala foggaadey siyaasadda xisbigga kulmiye.kuwaaso muddo badan fiintu kala dhex-miraneysay.kadib markii u gudoomiye Muuse Biixi cabdi cadeeyey hankiisa siyaasadeed iyo inuu damac ka hayo inuu u tar-tammo mushaaraxa madaxweynenimadda ee xisbigga tallada hayaa.khilaafkaaso sababay inay wasiiradda xukuumadda kulmiye gabi-ahaanba la safteen madaxweyne silaanyo,marka laga reebbo laba wasiir oo raacay ama taageeray hanka gudoomiyaha xisbiga Kulmiye.iyaaddo labadaas wasiir laagu amaal,mariyeey xilka qaadis iyo inay ka foggaadaan xayn-daabka madaxtooyadda,waxaanna qaarkood markii danbe lagu sameeyey dagaal qaawan.lana weeraray iyaago Guryahoodda saq-dhexe Hurdaa.

Hadaba shirkii khamiistii ka dhacay madaxtooyadda,oo intiisa badan diiradda lagu saaray xalinta khilaafka Kulmiye.ayaa wasiirka arrimaha dibedda Somaliland maxamed Biixi Yoonis uu isaaggu la hor-yimmi madaxweynaha somaliland mudane Axmed Maxamed Siilaanyo,cabaasho aad u xooggan oo ku saab-san dhinaca arrimaha dibedda iyo siyaasadda lagu raadinaayo aqoonsi buuxa oo ay heesho Somaliland .wasiir Biixi ayaa sidaa lo cadeeyey weriye ka mid ah shabakadda warar ee xogreebnews.com-waxaa uu wasiirku madaasha ka cadeeyey culeyska ka haystaa xayiraadda saaran labada wargeys ee madaxa-banaan.wasiirka ayaa la sheegey inuu madaasha ka sheegey hadalkan.’mudane madaxweyne meel kastaa oo annu tagno waxaa nala weydiiya sababta ay u xayiiran yihiin labada wargeys Hubaal iyo Haatuf ,madaxweyne wax allaale iyo wax aannu ku jawaabno waannu garan weynaa”wasiirku waxaa uu intaas u ku darray,sidaa xogguhu tibbaaxeen.”madaxweyne aniiga haa ii arkin inaan u hadlaayo qabiil balse waa arrin aannu sababeyn kari weynay aad iyo aadna waynu ugu Deg-degnay”sidaas ayuu wasiirku sheegey .wuxuunna intaas ku daray”wuxuuna waxaan ka codsanayaa inaad si dhakhso ah inoogga si deyso labadaas wargeys”.hadalka wasiir Biixi ayaa u madaxweyne siilaanyo uga dalab ceeliyey,inay arrintaas si dhakhso ah uga hawl-geli doonaan oo markale lagaga wadaa hadli-doonna goobo aan madaashan ahayn balse maanta loo fadhiiyo Tur-xaan bixiinta khilaafka Kulmiye.

Qalinkii

Cabsi casiis bashiir Nuur.

info@xogreebnews.com

Tel.4144434

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured