Xil-Gudasho la”aanta Masuuliyiinta Dalka iyo Dhalan dhoolka Dhalinyarada Somaliland

0
Saturday August 09, 2014 - 17:51:02 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 969
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xil-Gudasho la”aanta Masuuliyiinta Dalka iyo Dhalan dhoolka Dhalinyarada Somaliland

    Asalaamu Calaykum Anigoo Magacaygu yahay Aamina Cali Muuse aad yaan idiin salaamay dhamaan Ahristayaasha Shafarta leh ,waxaan jecelahay in aan halkan idiinku soo gudbiyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu Calaykum Anigoo Magacaygu yahay Aamina Cali Muuse aad yaan idiin salaamay dhamaan Ahristayaasha Shafarta leh ,waxaan jecelahay in aan halkan idiinku soo gudbiyo Asalaamu Calaykum Anigoo Magacaygu yahay Aamina Cali Muuse aad yaan idiin salaamay dhamaan Ahristayaasha Shafarta leh ,waxaan jecelahay in aan halkan idiinku soo gudbiyo Qormo (Maqaal)aan doonayo in aan bulshada reer Somaliland ugu iftiimiyo kana hadlo sida ay Bulshada reer Somaliland ugu Hongoobeen dadka ay Masuuliyada Dalkooda u igmadeen iyo Shaqo la”aanta baahsan ee dhalinyarada sida weyn u saamaysay iyo sida ay Dalkooda Hooyo uga habqamaya iyagoo door bidaya isla markaana danmoodaya Dal shisheeye. Hadaba anoo u daadaga Muhiimada aan doonayo in aan ku lafa guro Maqaalkan hadii aan ku horeeyo Sida ay Shacabka reer Somaliland ugu khasaareen Masuuliyiinta kala duwan ee xilkoodii gabay ee Bulshadu ay u igmadeen Masuuliyada Dalkooda, ku waasi oo aan jecelahay in aan dhowr qaybood u kala qaado ,

Dalka Somaliland oo soo marey mar xalado kala duwn 23 sanadood ee uu jiray isla markaana hoos u dhac balaadhani ku yimid 7 sano ee u dambeeyey ha ugu sii daraato intii ay xukuumadani jirtay.Masuuliyiinta dalku waxaa jiray in ayna lahayn wakhti cayiman oo ay shaqada xafiiska soo galaan kana baxaan iyagoo mid waliba u dhakhma sida uu doono,waxaa jirta in ay masuuliyiinta dalku ay shaqada xafiiska soo galaan ka ugu horeeyaa Sagaalka Subaxnimo,waxayna ka dareeraan iyadoo aan gaadhin 12:00 Duhurnimo, halkii laga rabay in ay shaqada soo galaan 7:00 Todobada Subaxnimo si ugu adeegaan Bulshada u igmatay Xilka Quruxda badan ee ay hayaan,Hadii ay dani kaa gasho waxaad Xafiisyada ugu tagaysaa Kursi Madhan ,sababta keentayna waxaa jirta in ayna jirin cid la xisaabtantaa.Masuuliyiinta Dowlada waxay ku Tagri faleen Xilkii loo dhaariyey ee ay Shacabka u hayeen iyagoo ka dhigay sidii Tukaan ay leeyihiin oo kale,Waxaa Haboon inta Masuuliyiinta Dowlada lagu magacaabayo yaa reer Hebela in lagu xusho aqoon iyo Hawl karnimo,si dalku horumar u gaadho,Markaan u soo noqdo Xildhibaanada Mudo dhaafay ee Xilkoodii Gudan la ee aan ka hadleyn Khaladka is dhaafka ah Golaha Sharci dajintu si muuqata uma xisaabiyaan Golaha Fulinta wixii soo galey iyo wixii ka baxaytoona ,Mooshino kama soo saaraan mushkiladaha dalka ka jira ee shicibka saamaynta ku leh,waa Kooxo iyagu is ixtiraama uun. Waxaa dalka ku soo badanayay mudooyinkii u dambeeyey in dhalinyaradii dalku ay dhamaysay Tahriib iyagoo u haajiraya dal shishiyeeye,waxaan indhaha laga qarsan Karin oo ah wax laga naxo in dhalinyaro tira badani ay dhamaysay Sahara u dhexeeya Suudaan iyo Liibiya iyo Bada u dhaxaysa Liibiya Talyaaniga taasina ay Hooyooyin badani ay ku Goblameen,taasina ayna ay sabab u tahay Shaqo la”aanta Baahsan ee Dalka ka jirta .
La Soco Qaybaha Dambe iyo Xogta iyo Xaalada Dowlada



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured