Maayirka Degmada Bali-gubadle Oo xabsiga u taxaabay Wariyihii HCTV iyo Shabakada Wararka DhambaalMedia ee Gobolka Hawd Cabdi Samriye–

0
Saturday August 09, 2014 - 17:48:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 779
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayirka Degmada Bali-gubadle Oo xabsiga u taxaabay Wariyihii HCTV iyo Shabakada Wararka DhambaalMedia ee Gobolka Hawd Cabdi Samriye–

    Baligubadle(xogreebnews.com-Maayirka Degmada Bali-gubadle Oo xabsiga u taxaabay Wariyihii HCTV iyo Shabakada Wararka DhambaalMedia ee Gobolka Hawd Cabdi Samriye. Hargeysa( )Maayirka Degmada Bali-gubadle ayaa maanta xabsiga u taxaabay Wariyihii Uga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baligubadle(xogreebnews.com-Maayirka Degmada Bali-gubadle Oo xabsiga u taxaabay Wariyihii HCTV iyo Shabakada Wararka DhambaalMedia ee Gobolka Hawd Cabdi Samriye. Hargeysa( )Maayirka Degmada Bali-gubadle ayaa maanta xabsiga u taxaabay Wariyihii Uga Baligubadle(xogreebnews.com-Maayirka Degmada Bali-gubadle Oo xabsiga u taxaabay Wariyihii HCTV iyo Shabakada Wararka DhambaalMedia ee Gobolka Hawd Cabdi Samriye. Hargeysa( )Maayirka Degmada Bali-gubadle ayaa maanta xabsiga u taxaabay Wariyihii Uga soo warami jiray Xarunta Gobolka Hawd ee Baligubadle telefeeshinka HCTV iyo Shabakada Wararka DhambaalMedia Wariye Cabdi Samriye. Xidhiga Wariye Cabdi Samriye ayaan hada ku xidhan Saldhiga Magaalada Bali-gubadle lamana garanaayo ilaa hada u jeedada dhabta ah ee ka dambaysa xadhigiisa,balse Wariye Cabdi Samriye oo isagoo ku jira Saldhiga magaalada Baligubadle Khadka Telefoonka nagula soo xidhiidhay ayaa noo xaqiijiyey xadhigiisa,waxaanu xadhigiisa ku tilmaamay mid sharci daro ah isla markaana aanu ilaa hada garanayn sife uu ilaa hada ku xidhanahay. Wariye Cabdi Samriye oo ka hadlaya xadhigiisa ayaa waxaa uu yidhi:”Waxaa maanta la I xidhay 12:00 Duhurnimo”waxaanan ku xidhanhay Sharci daro”xadhigaygana waxaa ka masuula Maayirka Degmada Bali-gubadle iyo Taliyaha Qaybeedka Gobolka Hawd mana Garanayo sife aan ilaa hada ku xidhanahay”Ayaa uu yidhi Wariye Cabdi Samriye



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured