Muusow Iska Casil Xisbigan U Xidhan Silaanyo !!!!

0
Saturday August 09, 2014 - 16:35:52 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 776
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muusow Iska Casil Xisbigan U Xidhan Silaanyo !!!!

    xaalka maanta dhex taagan Muuse Biixi iyo madaxweyne Silaanyo ay siyaasadda isku bahda ku ahaan jireen wakhti wakhtiyadda kamid ah ayuu maanta muuse la maray inuu ka dhex ooyo madaxtooyadda shalay, oo wasiiriinti dagaalka ku jiray hadalo ducuf ah hor

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

xaalka maanta dhex taagan Muuse Biixi iyo madaxweyne Silaanyo ay siyaasadda isku bahda ku ahaan jireen wakhti wakhtiyadda kamid ah ayuu maanta muuse la maray inuu ka dhex ooyo madaxtooyadda shalay, oo wasiiriinti dagaalka ku jiray hadalo ducuf ah hortooda ku soo xaalka maanta dhex taagan Muuse Biixi iyo madaxweyne Silaanyo ay siyaasadda isku bahda ku ahaan jireen wakhti wakhtiyadda kamid ah ayuu maanta muuse la maray inuu ka dhex ooyo madaxtooyadda shalay, oo wasiiriinti dagaalka ku jiray hadalo ducuf ah hortooda ku soo bandhigay, muuse waxa ka muuqatay kaligii inuu maanta yahay, bulshaddi taageersanyd oo kala noqtay kalsoonedii marka la gacan galay madaxweyne silaanyo oo ku tahay iyaga maanta sharaf darro, waayo waxa u noqday xisbigii shalay taageersanayeen mid shakhsi u gaadh ah, qabyaaladdna ku shaqeeyo, muuse biixi oo muddo ka badan toban sanno la soo halgamay silaanyo iyo xisbiga kulmiye ayaa maanta xaalkiisu marayaa meel aan oo yahay guddomiye aan karaamad lahayen, si qaawan la qaaweyay oo laga adkaaday sidu qiray.waxaa ku muuqda in xisbigii kulmiye inuu dariiqii xibigii Udub ku burburay uu ku taagan yahay, waxaa ka muuqata intii ku soo saaqiday siyaasadda wadanka inay ku soo qul qulayso xukuumaddan oo iyaga oo hormo hormo ah ay soo gelayaan taasina waxay bidhaan u tahay inay xukuumaddani sii jiri doonin, waayo kii doonaya in loo magacaabo xil waa inuu horta laba sadex jeer TV yada iyo warbaahinta ka amaanaa madaxweyne silanyo iyo wasiir xirsi oo talada dalku ka go do sida ay sheegaan dad ku dhow madaxtooyadda!.

Waxan talo u soo jeedinayaa muuse biix madaxtooyaddo waa tii sharaftaadii iyo hankaagi siyaasaddeed dhulka la dhacday ee imaatankeeda iska daa!!, waxaana ku xal ah inaad iska casisheed xilka gudoomnimadda xisbiga burbruaya ee Kulmiye intay gor gor tahay, waayo maanta markad iska casilshed mansibkaagan waxa ku soo noqnayaa taageryaashaaddi , diid xukuumaddan inkirtay waxqabadkaagi ,is casil kulmiye oo sharaftaaddi la soo noqo waana iga talo.Khadar2244@hotmail.com
Mukhtar Cilmi



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured