maamulka Kenya oo al-shabaab cabsi ay ka qabaan awgeed sheegey ninkii ay qabteen ee caanka ku ahaa dilaalka weriyaasha in aanu dalkooda wax danbi ah ka galin Xasan Xanafi

0
Saturday August 09, 2014 - 16:33:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 817
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    maamulka Kenya oo al-shabaab cabsi ay ka qabaan awgeed sheegey ninkii ay qabteen ee caanka ku ahaa dilaalka weriyaasha in aanu dalkooda wax danbi ah ka galin Xasan Xanafi

    Kenya(xogreebnews.com-Waxaa saldhiga Booliska ee Pangani ee xaafada Islii lagu hayaa nin magaciisa lagu sheegay Xasan Xanafi oo la shegay inuu kamid yahay saraakiisha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kenya(xogreebnews.com-Waxaa saldhiga Booliska ee Pangani ee xaafada Islii lagu hayaa nin magaciisa lagu sheegay Xasan Xanafi oo la shegay inuu kamid yahay saraakiisha Kenya(xogreebnews.com-Waxaa saldhiga Booliska ee Pangani ee xaafada Islii lagu hayaa nin magaciisa lagu sheegay Xasan Xanafi oo la shegay inuu kamid yahay saraakiisha Alshabab.Ninkan ayaa laga qabtay xaafada islii oo sida la shaaciyay uu dawo usoo doontay. Booliska Kenya qeybta argagixiso la dirirka ayaa shaacisay in ninkan ay wareysteen uuna inkiray in la yidhaahdo Xasan xanafi.Boolisku wuxuu sheegay in maadaama uusan wax dambi ah ku galin gudaha kenya aysan maxkamadayn karin sidaas darteedna ay maxkamada weydiisanayaan in loo ogolaado in dib loogu tarxiilo Somalia. Ninkan la hayo oo sida Boolisku sheegay diiday in la dhaho Xasan Xanafi ayaa lagu eedeeyay inuu kamid ahaa wariyaal ka howlgali jiray Radio Andalus dambiyana ka gaystay Muqdisho arintaas oo aysan maxkamadi cadaynin.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured