Gudoomiyaha Xisbiga ucid oo magacaabay xilal cusub oo uu ku jiro Xoghayaha arimaha debeda

0
Saturday August 09, 2014 - 16:29:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 787
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga ucid oo magacaabay xilal cusub oo uu ku jiro Xoghayaha arimaha debeda

    2014 Hargeisa(xogreebnews.com-Xil-Magacaabis Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la Magacaabo Xilalka Banaan ee Xisbiga. Ka dib markii aanu aragnay kartidii iyo firfircoonidii ay muujiyeen muddadii ay Xis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

2014 Hargeisa(xogreebnews.com-Xil-Magacaabis Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la Magacaabo Xilalka Banaan ee Xisbiga. Ka dib markii aanu aragnay kartidii iyo firfircoonidii ay muujiyeen muddadii ay Xisbiga ku soo jireen waxaanu u magacawnay Xilalakan soo socda
JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND
Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka
UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة
Ref/029/UCID /2014 Date 09/08/2014 Ujeedo: xogreebnews.com-Xil-Magacaabis Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la Magacaabo Xilalka Banaan ee Xisbiga. Ka dib markii aanu aragnay kartidii iyo firfircoonidii ay muujiyeen muddadii ay Xisbiga ku soo jireen waxaanu u magacawnay Xilalakan soo socda:- Xoghayaha Arimaha Dibada ee Xisbiga UCID — DR. Mohamed Abdillahi Mohamed (AAR)
Xoghayaha Duulista iyo Hawada ee Xisbiga UCID — Cabdiqani Ismaaciil Maxamed
Gudoomiye Ku Xigeenka Dalka Findland — Cabdi Yuusuf Sujuu
Xoghayaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Qaaradda Yurub- Md. Farxaan X. Ismaaciil Muuse. Isla markaana waxa la farayaa Masuuliyiintaa kor ku xusan in ay hawshooda si dhakhso ah u bilaabaan kana soo baxaan waajibaadka loo igmaday. Waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu u fuduudeeyo hawsha loo magacaabay.
ALLA MAHAD LEH
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ––––-



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured