Ururka Sama-falka ee Tabantaabo Oo Deegaano Ka Mida Degmada Sabowanaag Ka Fuliyey Adeegyo Caafimaad Oo Mutadawac-nimo ah

0
Saturday August 09, 2014 - 16:27:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 708
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Sama-falka ee Tabantaabo Oo Deegaano Ka Mida Degmada Sabowanaag Ka Fuliyey Adeegyo Caafimaad Oo Mutadawac-nimo ah

    Hargeysa(xogreebnews.com-Ururka Sama-falka ee Tabantaabo ayaamaalintii shalay jimcihii geeyey Tuulada Bali-Axmed oo ka mid ah Degmada Sabowanaag 8 Dhakhtar oo mutadiciin ah, oo isugu jira dakhaatiirta: cudurada Guud,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Ururka Sama-falka ee Tabantaabo ayaamaalintii shalay jimcihii geeyey Tuulada Bali-Axmed oo ka mid ah Degmada Sabowanaag 8 Dhakhtar oo mutadiciin ah, oo isugu jira dakhaatiirta: cudurada Guud, Hargeysa(xogreebnews.com-Ururka Sama-falka ee Tabantaabo ayaamaalintii shalay jimcihii geeyey Tuulada Bali-Axmed oo ka mid ah Degmada Sabowanaag 8 Dhakhtar oo mutadiciin ah, oo isugu jira dakhaatiirta: cudurada Guud, Carruurta, Dumarka, Indhaha (ENT) iyo xanuunada faafa,

kuwaas oo dhamaan aqoon heersare ah u leh shaqadoodan waxayna si qiimo leh u daweeyeen una eegeen dadweynihii meeshaa ku soo booqday oo horena u sii wacyigaliyeen Odayaasha Tuuladu, una sheegeen in dhakhaatiir u imanayso maalinta Jimcaha ee ku began 8/8/2014, dadka bukaan socodka ahaa ee Goobtaa lagu eegay caafimaadkooda ayaa ahaa kuwo aad u badan dhamaantoodna aad u soo dhaweeyey mashruucan una mahadceliyey ururka iyo dhakhaatiirta ay wadaanba, iyadoo xaaladooda caafimaad aad u kala duwanayd ayey dhakhaatiirku mid kasta siinayeen dawo/talo —da ku haboon ee ku haboon caafimaadkiisa waxna ka tari karta kolba waxa uu ka cabanayo.



Mahadnaq:

Ururka Tabantaabo wuxuu u mahadcelinayaa dadweynaha ku dhaqan tuuladan Bali-Axmed oo si qiimo leh u soo dhaweeyey iyaga iyo dhakhaatiirtiiba waxaana odayaasha sida fiican u soo dhaweeyey ka mid ahaa Mataan Aw Nuur oo mid ah odayaasha magaalada ee u dhashay Tuuladan, aad iyo aad ayuu u mahadsan yahay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured