Madaxweynaha Somaliya Oo Soo Bandhigay Ajandaha Gaarka Ah Ee Ay Kaga Qaybgaleen Shirka Washinton + (SAWIRRO)

0
Saturday August 09, 2014 - 16:15:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 820
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliya Oo Soo Bandhigay Ajandaha Gaarka Ah Ee Ay Kaga Qaybgaleen Shirka Washinton + (SAWIRRO)

    Washington(xogreebnews.com- Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud oo ku sugan Washington kana qayb galay shirka madaxweynaha Maraykanka Obama iyo Madaxda Africa ayaa waxa uu ka hadlay ajandaha Gaar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Washington(xogreebnews.com- Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud oo ku sugan Washington kana qayb galay shirka madaxweynaha Maraykanka Obama iyo Madaxda Africa ayaa waxa uu ka hadlay ajandaha Gaar Washington(xogreebnews.com- Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud oo ku sugan Washington kana qayb galay shirka madaxweynaha Maraykanka Obama iyo Madaxda Africa ayaa waxa uu ka hadlay ajandaha Gaarka u ahaa Soomaaliya ee ay kaga qayb gashay Shirkada Madaxda Africa iyo Obama.

Xasan Sheikh ayaa sheegay in qodobo badan oo Soomaaliya Gaar u ahaa uu ku soo bandhigay Goobta oo ay ka mid yihiin Amaanka Guud ee Dalka, La dagaalanka Argagixisada iyo qaabkii loo habaynlahaa dib u dhisna loogu samayn Lahaa Ciidamada Dowlada Federalka.

Maraykanka ayuu sheegay Madaxweyne Xasan Sheikh in si gaar ah uga codsadeen in maraykanka uu kala diyaariyo gacan siinta iyo tababarada la siinayo ciidamada Soomaaliya, isagoo sheegay in uu horay taageero uga heli jireen balse ay ka doonayaan taageero ka sii xoogan tii Jirtay.

Waxa uu Xasan Sheikh tilmaamay in Maraykanku dowlada Africa kala shaqaynayo arimaha hormarinta Ganacasiga, Maalgashiga, Caafimaadka, Amniga iyo xiriirada dibada oo dalalka Africa ay wada yeeshaan.

Dowlada Maraykan ayaa shir la gashay Madaxda Africa iyadoo sheegtay in dadaal ugu jirto sidii ay u caawin lahaayeen AFrica dhinacyada Ganacsiga, Maalgashiga iyo Amniga, Maraykanku waxa uu tartan kula jiraa Dalka Chine oo maalgashi kuwata Africa.










Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured