Boqortooyada Sucuudiga Oo Sii Meeqaam Sare Ah U Qaabishay Wasiirka Madaxtooyada Iyo Wafti Uu Hogaaminayo + Nuxurka Qodobadi La Isla Soo Qaaday + Sawiro–

0
Thursday August 07, 2014 - 19:05:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 816
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqortooyada Sucuudiga Oo Sii Meeqaam Sare Ah U Qaabishay Wasiirka Madaxtooyada Iyo Wafti Uu Hogaaminayo + Nuxurka Qodobadi La Isla Soo Qaaday + Sawiro–

    Riyaad(xogreebnews.com-Boqortooyada sacuudiga oo si meeqam sare ah u Qaabishay Wasiirka Wasaarada Madax Tooyada Somaliland Mudane Xirsi Xasan Xaaji Cali iyo waftigii i uu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Riyaad(xogreebnews.com-Boqortooyada sacuudiga oo si meeqam sare ah u Qaabishay Wasiirka Wasaarada Madax Tooyada Somaliland Mudane Xirsi Xasan Xaaji Cali iyo waftigii i uu Riyaad(xogreebnews.com-Boqortooyada sacuudiga oo si meeqam sare ah u Qaabishay Wasiirka Wasaarada Madax Tooyada Somaliland Mudane Xirsi Xasan Xaaji Cali iyo waftigii i uu hogaaminayay ,Iyadoo qasriga boqortooyada wasiirka iyo waftiga uu ku qaabilay Amiin C.Razmaan Bin Cabi Caziiz Aala Sucuud oo ah Boqor Sucuudiga Boqor C.Laha Walaakii kana mid ah raga dhaxaltooyada sacuudiga sugaya Wasiir Xirsi Iyo Amiir C.Raxman ayaa waxay ka wada hadleen xidhiidhka diblumaasiyadeed iyo kan dhaqaale ee ay wadaagan labada dalka ee boqortooyada sucuudiga iyo dalka Somaliland iyagoo isla jeex jeexay kana dooday sida muhiimka ay u tahay in la sii adkeeyo xidhiidhka ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah ,

Wasiirka ayaa waxaa kulankan ku wehelinayay xiladhibaan c.laahi balaki safiirka somaliland ee sacuudiga Cabdala Musa Kuwati iyo Wakiilka Somaliland Ee Makkah Safiir Ahmed Adan Dagaaal Safiina .kulankan ayaa ku soo dhamaaday jawi deggen oo faraxadi ku dheehantahaya
Download boqor6.jpg (78.2 KB)Download boqor5.jpg (72.0 KB)Download boqor2.jpg (47.1 KB)Download boqor3.jpg (47.4 KB)Download boqor1.jpg (20.5 KB)


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured