Maareeyaha Guud ee Madbacada Qaranka Oo Maanta Beeniyay War ay Qoreen Qaar ka Mid Ah Wargeysyada Dalku.

0
Thursday May 09, 2013 - 19:53:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1107
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Guud ee Madbacada Qaranka Oo Maanta Beeniyay War ay Qoreen Qaar ka Mid Ah Wargeysyada Dalku.

    Hargeysa(xogreebnews.com-Maareeyaha Guud ee Madbacada Qaraka Md C/laahi Maxamed Jaamac oo Jawaab ka bixinayay war ay qoreenwargeysyada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Maareeyaha Guud ee Madbacada Qaraka Md C/laahi Maxamed Jaamac oo Jawaab ka bixinayay war ay qoreenwargeysyada Maareeyaha Guud ee Madbacada Qaranka Oo Maanta Beeniyay War ay Qoreen Qaar ka Mid Ah Wargeysyada Dalku.Hargeysa(xogreebnews.com-Maareeyaha Guud ee Madbacada Qaraka Md C/laahi Maxamed Jaamac oo Jawaab ka bixinayay war ay qoreenwargeysyada qaarkood, ayaa Sheegay In Maalintii salaasada ee ku beegnayd 07/05/2013 ay noogu yimaadeen Madbacada Qaranka Hanti-dhawrka Guud oo ay noo sheegeen inay jiraan warqado si khaldan u baxay ,isaga oo sheegay in warqadahaasi ay wax aad u yar yihiin oo aan ka badnayn shan xabo,Laakiin warkaasi aanu ahayn sida loo dhigay , balse la buunbuuniyay, meel kale oo ay ka baxeena majiraan ee waa anaga dhexdayada qof kula joogana iskama ilaalin kartid,Maareeyuhu waxa uu sheegay inay socdaan baadhitaano ,waxana lagu daba jiraa halkii ay ka timid arintani, Hanti dhawrkuna waxay kaxeeyeen agaasiima waaxda farsamada oo la soo daayay markiiba iyada oo wax laga weydiiyay inay jirto dayacaad masuuliyadeed iyo inan kale oo wali u xidhan, isaga oo sheegay in saddex wargeys ay qoreen warkaas, balse uu xusay inay wargeysyada qaarkood u qoreen siddii uu ahaa warkani, halka uu tilmaamay inay qaar garab mareen sidii uu ahaa warku,wuxuuna sheegay in warkan laga soo


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured