Maayirka Degmada Bali-Gubadle Oo Boob Cad Ku Haya Dhulka Danta Guud Iyo ka Dadka Shacabka ah

0
Tuesday August 05, 2014 - 20:18:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 803
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayirka Degmada Bali-Gubadle Oo Boob Cad Ku Haya Dhulka Danta Guud Iyo ka Dadka Shacabka ah

    Hargeysa(xogreebnews.com-Mayirka degmada bali-gubadle Cabdi iimaan jaamac ayaa dhulboob foolxun kula kacay hantida danta guud iyo ta dadka shacabka ah. Waxaana baryahan dambe dibada u soo baxaya qaylo dhaan ka soo yeedhaysa dadka shacabka ee ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Mayirka degmada bali-gubadle Cabdi iimaan jaamac ayaa dhulboob foolxun kula kacay hantida danta guud iyo ta dadka shacabka ah. Waxaana baryahan dambe dibada u soo baxaya qaylo dhaan ka soo yeedhaysa dadka shacabka ee ku Hargeysa(xogreebnews.com-Mayirka degmada bali-gubadle Cabdi iimaan jaamac ayaa dhulboob foolxun kula kacay hantida danta guud iyo ta dadka shacabka ah. Waxaana baryahan dambe dibada u soo baxaya qaylo dhaan ka soo yeedhaysa dadka shacabka ee ku dhaqan Deegaanka Bali-gubadle ku waasi oo ka cabanaya dowlada hoose ee Bali-gubadle oo boob cad oo aan gabasho lahayn kula kacaysa hantidii ay umadi laheyd. maamulka degmada bali gubadle oo masuul uga ah dowlada dhulka danta guud ayaa waxa soo baxdey in mayarka degmada bali gubadle uu ku sifoobo dhulboob isagoo isku dayey in si badheedha u qaato dhul uu is iskaga leeyahay iskuulka hoose dhexe ee degmada bali gubadle taasi oo noqotey mid u suurtoobi weyday. Hadaba fashilaadka maamul ee ka jirta Bali-gubadle ayaa Maayirka Degmada Baligubadle waxa kale o uu qayb kamida Uu sharciyeystay garoonka weyn ee bali gubadle Stadium .waxa uu baabiiyey dhulkii wadooyinka u ahaa magaalada bali gubadle wadooyinkaas oo ahaa halbowlihii garoonka baligubadle ee ciyaraha Dadka ku dhaqan Deegaankaasi oo aanu wax ka weydiinay ayaa cabasho xoogleh ka muujiyey waxay noo sheegeen in uu mayirka iyo xildhibaano kamida golaha deegaankiisu ay qorsheysteen. Geesta kale Cabashooyinka isa sootaraya baryahan dambe ayaa waxaa la gaadhsiiyey badhasaabka gobolka howd kaasi oo waxba ka qaban kariwaayey xal u helida dadkan dhulkooda la dhacayo,waxaayna arintani mushkilad iyo dhibaato ku noqotey dadka shacabka ah ee ku nool magaalada Baligubadle iyo nawaaxigiisa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured