WAR DEG DEG AH: Ciidamo gadoodsan oo isku baahiyay Xarunta TV-ga Puntland iyo xaalada oo wali cakiran

0
Tuesday August 05, 2014 - 16:29:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 834
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR DEG DEG AH: Ciidamo gadoodsan oo isku baahiyay Xarunta TV-ga Puntland iyo xaalada oo wali cakiran

    Garowe (Xogreebnews) Ciidamo hubeesan oo katirsan Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta xoog kula wareegay Xarunta Telefishinka Puntiland ee kuyaala Magaalada Garawe . Wararka aan hada ka heleyno Magaalada Garawe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garowe (Xogreebnews) Ciidamo hubeesan oo katirsan Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta xoog kula wareegay Xarunta Telefishinka Puntiland ee kuyaala Magaalada Garawe . Wararka aan hada ka heleyno Magaalada Garawe

Garowe (Xogreebnews) Ciidamo hubeesan oo katirsan Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta xoog kula wareegay Xarunta Telefishinka Puntiland ee kuyaala Magaalada Garawe .

Wararka aan hada ka heleyno Magaalada Garawe ayaa sheegaya in ciidamo katirsan Maamulka Puntiland oo dhar shacab wata in ay gudaha u galeen ayna la wareegeen Xarunta Telefishinka Maamulka Puntiland.

Wariye ku sugan Magaalada Garowe ayaa sheegaya in xaaladu ay wali tahay mid cakiran Xarunta Telefishinka Puntilana ay gudaha ugu jiraan kooxo hubeesan iyadoona Shaqaalihii Telefishinka ay inta badan banaanka ka joogaan xaruntaasi.

Wali lama oga ujeedka ka dambeeya Ciidamada manta xooga kula wareegay Xarunta Telefishinka Maamulka Puntiland , walina ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Maamulka Puntiland uu Madaxwenaha ka yahay Cabdi Wali Gaas.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured