Gudoomiyaha ururka Dhalinyada Subeer Awal Oo Shaaca Ka Qaaday inay Taggayaan Dhowaan Qabrigii SHEEKH SUBEER AWAL.

0
Tuesday August 05, 2014 - 11:50:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 883
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha ururka Dhalinyada Subeer Awal Oo Shaaca Ka Qaaday inay Taggayaan Dhowaan Qabrigii SHEEKH SUBEER AWAL.

    Hargeisa(xogreebnews.com-gudoomiyaha dhalin-yadda subeer awal cabdi raxmaan,ayaa waraysi kooban oo u siiyeey shabakadda caalamigga ah ee xogreebnews.com-waxaa uu cadeeyey in ay jiraan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-gudoomiyaha dhalin-yadda subeer awal cabdi raxmaan,ayaa waraysi kooban oo u siiyeey shabakadda caalamigga ah ee xogreebnews.com-waxaa uu cadeeyey in ay jiraan

Hargeisa(xogreebnews.com-gudoomiyaha dhalin-yadda subeer awal cabdi raxmaan,ayaa waraysi kooban oo u siiyeey shabakadda caalamigga ah ee xogreebnews.com-waxaa uu cadeeyey in ay jiraan wax-garad kazoo jeedda subeer awal inay hadda ku suggan yihiin,deegaanka uu SUBEER AWAL ku aasaan yahay ee JIIDALI.gudoomiyaha waxaa uu sidoo kale mahad naq ballaadhan u diray maayerka magaallo madaxda ceerigaabo Ismaacil xaaji Nuur oo u sheegey inuu yahay sheekhsi aad u wanaagsan lehna horumar iyo wax qaaban daacad ah,gudoomiyu waxa uu shaaca ka qaaday inay jiraan odayaal hadda ku suggan deegaanka jiidaali kuwaaso ku hawlan qaban qaabadda siyaaradda sheikh subeer awal.

Arrintan ayaa dareen ku abuurtay xukummada iyo kooxo ay soo abaabushay kuwaaso damcay inay dhowaan is hor taaggan siyaaradda sheikh subeer,balse waxaa ganafka ku dhuftay shacabka ku dhaqan jidaali.

Waxaa la filayaa inay dhowaan ka qabsoonto deegaanka jiidaali siyaaradda logu dhigaayo deegaanka uu ku aasan yahay sheikh subeer awal.

info@xogreebnews.com

hargeisa/Somaliland office

cabdi casiis bashiir Nuur




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured