Culimada iyo Salaadiinta Gobolka Togdheer ayaa Baaq ka soo saaray Duqaymaha ka socda Marinka Qaza ee lagu gummaadayo Muslimiinta waddanka Falastiin, Baaqa Culimad iyo Salaadintu ay wada jir u soo saareen ayaa u dhignaa sidan:

0
Monday August 04, 2014 - 19:16:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 787
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Culimada iyo Salaadiinta Gobolka Togdheer ayaa Baaq ka soo saaray Duqaymaha ka socda Marinka Qaza ee lagu gummaadayo Muslimiinta waddanka Falastiin, Baaqa Culimad iyo Salaadintu ay wada jir u soo saareen ayaa u dhignaa sidan:

    Burco,xogreebnews.com- Culimada iyo Salaadiinta Gobolka Togdheer ayaa Baaq ka soo saaray Duqaymaha ka socda Marinka Qaza ee lagu gummaadayo Muslimiinta waddanka Falastiin, Baaqa Culimad iyo Salaadintu ay wada jir u soo saareen ayaa u dhignaa sidan:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco,xogreebnews.com- Culimada iyo Salaadiinta Gobolka Togdheer ayaa Baaq ka soo saaray Duqaymaha ka socda Marinka Qaza ee lagu gummaadayo Muslimiinta waddanka Falastiin, Baaqa Culimad iyo Salaadintu ay wada jir u soo saareen ayaa u dhignaa sidan: الرحيم الرحمن الله بسم BAAQA CULIMADA GOBOLKA TOGDHEER (ISBARBARTAAG IYO TAAGEERO QAZZA) قال الله تعالى: (أدن للذين يقاتلون بأنهم ظلموا وإن الله على نصرهم لقدير)
وقال تعالى : ( إنما المؤمنون إخوة.. ) الآية.


وقال رسول الله صلى الله عليه وسلم :(مَثَلُ الْمُؤْمِنِينَ فِي تَوَادِّهِمْ وَتَرَاحُمِهِمْ وَتَعَاطُفِهِمْ مَثَلُ الْجَسَدِ؛ إِذَا اشْتَكَى مِنْهُ عُضْوٌ تَدَاعَى لَهُ سَائِرُ الْجَسَدِ بِالسَّهَرِ وَالْحُمَّى).
Sida la ogyahay , dawlada sheegata israaiil ee yuhuuddu waxa ay xasuuq iyo gumaad ba'an u gaysatay walaalaha muslimiinta ah ee reer Qazza,iyada oo ku soo qaaday dagaal cirka,dhulka iyo baddaba ah, waxaana dagaalkaasi gaystay dhimasho kor u dhaafaty illaa iyo hadda 1800, halaka dhawaawucuna kor u dhaafay 9000. walina dagaalkii wuu socdaa , cirka iyo dhulka iyo badda ayaa hadh iyo habeen laga duqeeyaa , waxa u badan ee ku dhimanayaana waa dad rayiid ah oo isgu jira caruur iyo dumar .
Reer Qazza waxay go'doon ahaayeen ku dhawaad siddeed sanno , intaasna way dhibbanaayeen , waana markii saddexdaad ee ay yuhuuddu ku soo qaado dagaal ( 2008, 2012 iyo 2014) .
Sida aynu ognahay diinteena islaamku waxa ay ina faraysaa in aynu isu hiilino , oo ay muslimiintu walaalao yihiin , hal jidh oo isu damqanaaya yihiin .
sidaa awgeed culimada gobolka togdheer ayaa waxa ay soo saareen baaqaan.
1- Waxaaanu ka damqanaynaa isla mar ahaantaana canbaaraynaynaa gumaadka ay yuhuudu siinaysa taageero toos ah ama mid dadban.
2- Waxaanu ku taageeraynaa walaalaha reer gaza wax kasta oo awoodayada ah, oo ay ugu horayso ducadu duruufuhuna ay saamaxaan ,sidoo kale waxaananu ku taageeraynaa in ay xaq u leeyihiin inay isdifaacaan iyagoo ilaashanaya diintooda ,dhiigooga iyo muqadasaadka islaamka.3- Waxa aanu ugu baaqaynaa umadda islaamaka meelkasta oo ay joogaan iyo cidkasta oo damiir bani aadamnimo leh , in ay is garab taagaan walaalaha reer Qazza iyagoo lawadaagaaya dareen iyo ducaba .
4- Waxaa layaab leh aamuska caalamka islaamku ka aamusan yahay gumaadka reer Qazza lagu hayo habeen iyo maalinba, gaar ahaan madaxda caalamka islaamka, iyada oo la wada ogsoon yahay taageerada cadaanka ah ee ay siinayaan yuhuudda dawladaha waawayn ee reer galbeedku.
Wabilaahi Tawfiiq Culimada gobolka togdheer 25/07/2014
Magacyada culimada bayyaan kan ku sexeexan:
1-sh cali warsmae
2-sh.yuusuf cabdi cawad
3. Suldaan Maxamuud Guuleed Mire
4. Suldaan Daakir Xassan khaliif
5. sh. cabdilaahe baashe
6-sh. cabdiqani aw saalax cali
7-sh.dr xasan sh .cali warsme
8--sh. siciid xaaji cismaan maxmed

9- sh. cabdilaahi khaliif jaamac

10-sh. mustafe aadan mxamed

11- sh . cabdiwahaab xaashi xasan

12- sh.ibraahin jaamac axmed

13- sh.maxmed shukri xasan

14- sh.cabdiqaadir muuse xasan

15- sh.jaamac cismaan axmed

16-sh.cismaan ibraahin faarax

17- sh.xusdeen aadan cali

18- sh.xasan abokor dhuuxyare

19- sh. saleebaan cali daahir

20- sh.daawuud cali xuseen

21- sh.baashe obsiye ducaale

22- sh. jibriil xaaji siciid maxamed

23- sh. ismaaciil yuusuf xasan

24-sh.cabdishakuur jaamac dirir

25- sh. maxamed kaahin saleebaan

26- sh. faysal cali faarax

27- sh yuusuf maxmuud diiriye

28- sh . maxamuud sh xasan guleed

29- sh. aadan cabdi ismaaciil

30- sh.aadan yuusuf maxmed
31-sh.maxmed cabdilaahi jaamac suudi
32- Dr. C/raxmaan Axmed Raage
33- Dr. Xuseen Maxamuud Ducaale
34-sh. baashe Maxamed siciid
36- sh. c/rashiid x Aadam
37sh. Jaamac Cali cabdille
38. sh. cismaan Daahir jaamac





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured