Telesom oo lambarada moobilka ku soo kordhisay furayaal cusub, iyada oo la jaan-qaadaysa nidaamka caalamiga ah

0
Thursday May 09, 2013 - 19:43:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1437
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Telesom oo lambarada moobilka ku soo kordhisay furayaal cusub, iyada oo la jaan-qaadaysa nidaamka caalamiga ah

    Hargeysa(xogreebnews.com) Shirkadda Telesom ayaa soo saartay Wa-asaxaafadeed ay ku sharxayso fureyaal cusub oo ay ku soo kordhisay Nambaradii ay hore macaamiisheeda u siisay,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com) Shirkadda Telesom ayaa soo saartay Wa-asaxaafadeed ay ku sharxayso fureyaal cusub oo ay ku soo kordhisay Nambaradii ay hore macaamiisheeda u siisay, Telesom oo lambarada moobilka ku soo kordhisay furayaal cusub, iyada oo la jaan-qaadaysa nidaamka caalamiga ahHargeysa(xogreebnews.com) Shirkadda Telesom ayaa soo saartay Wa-asaxaafadeed ay ku sharxayso fureyaal cusub oo ay ku soo kordhisay Nambaradii ay hore macaamiisheeda u siisay, kaasoo jaan-qaadaya Qalab casri ah oo ay ku soo kordhisay Xaruntooda si ay u balaadhiso Adeegyada ay bixiso.War-saxaafadedkaas oo ka soo baxay Xafiiska Suuq geynta iyo Xidhiidhka Dadweynaha ee Shirkaddu waxa uu u dhignaa sidan:-Shirkadda Telesom oo la aasaasay sannadkii 2002, waa shirkad saamilay ah oo ay ku wax ku leeyihiin kun iyo dhowr boqol oo qof oo muwaadiniin Somaliland ah.Shirkaddu muddadii ay jirtay waxa ay samaysay dedaalo badan oo keenay in ay isbeddesho nolosha bulshada, iyada oo keentay adeegyo teknoolajiyadadeed oo wax weyn ka beddelay kaabayaasha dhaqaalaha waddanka, nabadgelyada, horumarinta, tacliinta, caafimaadka, isku xidhka bulshada miyiga iyo magaalada iyo guud ahaan isku xidhka wadanka iyo caalamka.Muddadii Telesom jirtay waxa ay soo kordhisay qalab casri ah, si ay u daboosho baahida macaamiisheeda iyo wadankaba; taasi oo keentay in sannadkii 2006 la ballaadhiyo furayaashii shirkaddu isticmaali jirtay oo lagu kordhiyay lambarka ‘4’ kana dhigtay toddoba god, halkii ay ka ahaayeen lix god.Qalab kasta oo shirkaddu ay keento iyo ballaadhinta shabakada shirkaddu waxay u baahan yihiin furayaal cusub oo noqonaya halbeegga ama ciwaan uu qalabkaasi ku shaqeynayo si uu ula jaanqaado nidaamka Caalamiga ah (International Telecommunication Union Recommendations).Si waafaqsan nidaamka caalamiga ah ee ITU-ga, labadii sannadood ee u dambeeyay waxa qorshaha furayaashooda wax ku kordhiyay 11 wadan oo kala ah Mauritania, Swaziland, Sychelles, Georgia, Azerbaijan, Togo, Sint Maarten, South Sudan, Djibouti, Gabon, Sacuudi Carabiya. Telesom Somaliland waxay ka mid noqonaysaa kuwaasi.Dhammaan isbeddelada ay shirkadda Telesom samaysay waa kuwo waafaqsan xeerarka Somaliland iyo oggolaanshaha Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta, iyada oo sidoo kale, si dhow ula shaqeynaysa shirkadaha telefoonada Caalamiga ah ee wadamada adduunka ee ka tirsan ururka Caalamiga ah ee Shirkadaha Moobilada ee GSMA.Isbeddelkan u dambeeyay waxay shirkaddu si toos ah oggolaansho uga heshay Wasaaradda Boosaha & Isgaadhsiinta Somaliland.Iyada oo ay weli jirto in dhammaan Shirkadaha ka hawlgala Somaliland iyo Soomaaliya ay weli isticmaalaan furihii +252 ee guud waaweyn ee telefoonada soo tebiya (carriers) waxa noo caddaatay in dhammaan furayaashii ka dambeeyay +252 la, baadhitaan badan kadib iyo xidhiidh aanu la sameynay shirkadaha shirkadaha waaweyn ee telefoonada soo tebiya (carriers) waxa noo caddaatay in dhammaan furayaashii ka dambeeyay +252 la isticmaalay oo ay diwaagashadeen shirkadaha


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured