Silaanyo Ma Sahlana Waxa Hayaa Kol Hadii Saxaafada Laga Ilaaliyay Markuu Hargiesa Airport Yimi By Abdi Mustafe

0
Monday August 04, 2014 - 08:10:44 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 959
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Silaanyo Ma Sahlana Waxa Hayaa Kol Hadii Saxaafada Laga Ilaaliyay Markuu Hargiesa Airport Yimi By Abdi Mustafe

    siilaanyo-layaabMadaxweyne Silaanyo markuu Hargiesa Airport ka soo degay ayuu afhayeenka madaxtooyadu Dhuxul si lama filaan ah u yidhi Silaanyo sua’al qudha lama weydiin karo. Wixii dadku sheegayey ayaa soo if baxaya oo ahayd in aan odeygu waxb

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

siilaanyo-layaabMadaxweyne Silaanyo markuu Hargiesa Airport ka soo degay ayuu afhayeenka madaxtooyadu Dhuxul si lama filaan ah u yidhi Silaanyo sua’al qudha lama weydiin karo. Wixii dadku sheegayey ayaa soo if baxaya oo ahayd in aan odeygu waxba xasuusan. Arinkan in loo diido saxaafadu in ay wax siilaanyo-layaabMadaxweyne Silaanyo markuu Hargiesa Airport ka soo degay ayuu afhayeenka madaxtooyadu Dhuxul si lama filaan ah u yidhi Silaanyo sua’al qudha lama weydiin karo. Wixii dadku sheegayey ayaa soo if baxaya oo ahayd in aan odeygu waxba xasuusan. Arinkan in loo diido saxaafadu in ay wax weydiiso Silaanyo waxa ka shaqeeyay Amina Weris oo la soo hadashay Dhuxul oo ku tidhi yaan waxba la weydiinin iyadoo ka baqaysa in Silaanyo sua’alaha ku fashilmo ileyn odeygayda maskaxdiisa aad bay uuga war heysaa. Hadaba Shicibka reer Somaliland sidaa ha uula socdo in aan Silaanyo talin ee marwada iyo Morgan iyo dhowr wasiiro ihi taliyaan. Runtii Silaanyo wax denbi ah iminka malaha ee waxa mua’a maradahan wadaa waa koox gaara oo Amina Weris uugu horeyso. Amina Weris Waxay doonaysaa in ay dalka sidaa ku xukunto Silaanyana aqalka ku xidhnaado. Allow Somaliland u sahal. Cad ceeda sacabka laguma qarin karo. Dhuxul iyo Amina Weris shicibka kama qarin karaan in waxa Silaanyo saxaafada loogu diiday aanay wax sahlan ahayn.

Waxa qudha ee ay u soo noqotay Amina Weris waa in ay waxoogaa lacaga sii kor dhisato ee war jiraaba cakaaruu iman. Xabiib Boorqiiba ba mudo kooban buu sidaas oo kale dalka Tunis ku xukumi jiray …. Maantana se si fiican bay qoyskii Silaanyo iyo intii xanuun kiisa qarinaysay u fashil meen markay yidhaahdeen Silaanyo yaan saxaafadu la hadlin. Amina Weris cid wax yeeli meyso ee wadaad keeda ayay u naxariis darantay. Waqtiguna wuu kala cadeyn wax jiraba.

Abdi Mustafe
abdi_mustafe123@yahoo.ca



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured