Madaxtooyadda Oo Markale Ku Kacday Maanta ka Dhacdo Argagixisaddu Ku Caantahay

0
Sunday August 03, 2014 - 20:29:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 865
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxtooyadda Oo Markale Ku Kacday Maanta ka Dhacdo Argagixisaddu Ku Caantahay

    Hargeysa(xogreebnews-Afhayeenka Madaxtooyadda DHUXUL Ayaa markii Madaxweynuhu Soo Degey maanta Hororsaday Migirifoonka si Badheedh ahna gaashaanka ugu dhuftay inaanay jiri doonon Wax su’aal ah oo ay warbaahinta Madaxa banaanini waydiin karto

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews-Afhayeenka Madaxtooyadda DHUXUL Ayaa markii Madaxweynuhu Soo Degey maanta Hororsaday Migirifoonka si Badheedh ahna gaashaanka ugu dhuftay inaanay jiri doonon Wax su’aal ah oo ay warbaahinta Madaxa banaanini waydiin karto Hargeysa(xogreebnews-Afhayeenka Madaxtooyadda DHUXUL Ayaa markii Madaxweynuhu Soo Degey maanta Hororsaday Migirifoonka si Badheedh ahna gaashaanka ugu dhuftay inaanay jiri doonon Wax su’aal ah oo ay warbaahinta Madaxa banaanini waydiin karto Madaxweynaha ayna Xili keli uqondeeyeen In uu qabto shir su’aalo lagu waydiinayo Walow aanay mudaynin.
Madaxweyne Silaanyo ayaa hadalkiisa Kusoo Koobay Sidan:—
“Farxad weyn ayey ii tahay inaan dalka ku soo laabto aniga oo mudo labaataneeyo cisho ah ka maqnaa, mudadaas aan maqnaana waxaan sii maray dalka Ethiopia halkaas oo aanu dawladda Ethiopia isku aragnay kana wada hadalnay y danaha labada dal, ka bacdina waxaan u gudbay dalka Ingiriiska halkaas oo aan mudo fasax ah ku maqnaa bulshada Somaliland ee halkaas joogtana aan iyagana fursad u ehlo inaan qaybo badan kala duwan aan la la kulmo oo aanu la ciidno, oo aanu kala hadalno danaha dalka, baahiyaha wixii ay igu sheeganayeena ay noo sheegeen taageerada dalka iyo dadkana aanu ku guubaabinaynay hadlo wakhti, taageero weyn iyo niyad wanaagsana dalka iyo dadka u muujinayey.” Ayuu yidhi madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

Sikastaba Ha ahaatee argagixisadda iyo Xubnaha xagjirka ah ayaay Caado utahay Shirar aan Su’aalo lahayn Iyo Canjaladdo Si gaar Ah Guryo Hoostood Lagaga Soo Duubo dhabadaasina hadda Waxa Cagta Saartay Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo Dhowaan ayayna Ahayd markii Madaxweynaha CD-yo Canjalad Madaxweynaha Laga Duubay Saxaafadda Hargeysa Loogu Qaybiyay



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured