Xukuumada Silaanyo oo Xisbiga Waddani gilgilay oo ku waalatay wax baannu qabanay iyagoo sakaraat ah.

0
Sunday August 03, 2014 - 20:17:12 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 929
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Silaanyo oo Xisbiga Waddani gilgilay oo ku waalatay wax baannu qabanay iyagoo sakaraat ah.

    Afhayeenka madaxtooyada Dhuxul oo ah ninkii ka soo caytami jiray idaacadii Horyaal markuu Kulmiya ahaa mucaaradka oon wax cilmiya lahayn ee afkiisa ku xoogsada ayaa markii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka madaxtooyada Dhuxul oo ah ninkii ka soo caytami jiray idaacadii Horyaal markuu Kulmiya ahaa mucaaradka oon wax cilmiya lahayn ee afkiisa ku xoogsada ayaa markii Afhayeenka madaxtooyada Dhuxul oo ah ninkii ka soo caytami jiray idaacadii Horyaal markuu Kulmiya ahaa mucaaradka oon wax cilmiya lahayn ee afkiisa ku xoogsada ayaa markii Waddani maal mahan xukuumada dab ka shiday ku khal-khalay xukuumadu wax bay qabtay. Dhuxul miyaanu ogayn in aan cidi hayn waqti ay ku akhriyaan maqaal kan dheer ee uu dowlada sii dhacaysa ku amaanayo.Bloody Dhuxul your time is up. No more hunky bunky. Your article is too little too late. Waxa kutubiya ah in Fircoon markii badu la qaraqday uu yidhi waxaan aaminsanay ilaaha nebi Muse dabeed na waxa lagu yidhi waqti wuu kaa dhamaaday ama saacadi wey kaa dhacday. Dhuxul waxaan leeyay xukuumada Silaanyo waqtigi wuu ka dhacay maanta toobad u furani ma jirto. Adna Dhuxulow xeelad aad ku xoogsataa oo danbe ma hadhin ee wixii aad meelaha ka boobtay beer weyn kaga samayso halkaad ka timi oo halkaa hadhuudhka shimbiraha kaga celi taasaad la garanaysaa iyo xasiida e. Wax yaabaha dowlada Silaanyo dumiyey na ka mid baad tahay oo markii wasiirkii warfaafinta Mr. Boobe idin eryay ninka qudha ee laga hayay isagaa tegi ayaad ahayd adoo isku halaynaya Silaanyo oo aad dadka u caayi jirtay. Dhuxul ka diyaar garow waxa idin bedelaya qoom hadaad nacas nimo uula timaado kuu diraya jailka mandheera si aad liinta uugu cabto. Dhuxul maanta lagama filayn intuu maqaal dheer mirqaan ku soo qoro uu dadka naxariis kaga doono intuu yidhaa xukuumadu wax bay qabatay. Waar waad dhoohantay ee halkaa waa la dhaafay oo doorashaa laga hadlayaa iyo cidii dalkan hogaamin lahayd ileyn Silaanyo iyo Kulmiye ma noola e. Dhuxul wake up !!! No more guulwadeyn is acceptable.


Abdi Mustafe



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured