Khilaaf Ba’aan Oo Ka Dhex Qarxay Wasaaraddaha Deegaanka Iyo Xanaanadda Xoolaha Wasiiro Isku Beel Isaagu Hiiliyeey Ceebtii Dunida Ugu Weyned Inqilaabka Wasiir Aw-Daahir

0
Sunday August 03, 2014 - 16:59:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 873
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khilaaf Ba’aan Oo Ka Dhex Qarxay Wasaaraddaha Deegaanka Iyo Xanaanadda Xoolaha Wasiiro Isku Beel Isaagu Hiiliyeey Ceebtii Dunida Ugu Weyned Inqilaabka Wasiir Aw-Daahir

    Hargeisa( xogreebnews.com-wasaaradda xanaanada xolaha Somaliland ayaa si badheedh ah u inqilaabtay shaqaddi ay lahayd wasaaradda deegaanka Somaliland oo si taaso ay ula wasreegtay mid kale oo ahayd kadib markii ay wasaaradda xanaanada xooluh,samme

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa( xogreebnews.com-wasaaradda xanaanada xolaha Somaliland ayaa si badheedh ah u inqilaabtay shaqaddi ay lahayd wasaaradda deegaanka Somaliland oo si taaso ay ula wasreegtay mid kale oo ahayd kadib markii ay wasaaradda xanaanada xooluh,sammeysay banaamij lagu sheegey in loogga dan-leeyahay in la sammeeyey seerayaal laga hir gelinaayo,banaanka aroori iyo banka qool cadey

Hargeisa( xogreebnews.com-wasaaradda xanaanada xolaha Somaliland ayaa si badheedh ah u inqilaabtay shaqaddi ay lahayd wasaaradda deegaanka Somaliland oo si taaso ay ula wasreegtay mid kale oo ahayd kadib markii ay wasaaradda xanaanada xooluh,sammeysay banaamij lagu sheegey in loogga dan-leeyahay in la sammeeyey seerayaal laga hir gelinaayo,banaanka aroori iyo banka qool cadey.

Hadaba maalintii shalay mar u war-baahinta la hadlay agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka Somaliland maxamed Faarax ayaa si kulul uga hadlay inqilaabka ay samaysey,wasaarrda xanaanada xoolaha Somaliland. Qorshaahasookeenneay muranno badan oo ay dadka labaadaas deegaanba ay hubeysan yihiin dadkii xoolo dhaqaatada ahaa ee xoolaha ku noolla .

Maxamed faaxar ayaa tilmaamay in aan laga sii fekerin meesha ay xooluhu quudan doonaan,maxamed waxaa uu si diblu-maasiyadeed,dig-niin ugu diray,kooxda mashruuca maroore-satay ee xanaanada .

Waxaa kale oo la sheegay in mashruucan uu wasiirka xanaanaddu si indho la’aan ah ugu sheegay inuu isaaggu masuulka yahay deegaanka aroori iyo qool cadey oo u sheegay inay deegaan ahaanna uu isaagu lahaa.marka laga hadlaayo deegaan ahaan,

Waxanna laga weriyey wasiirkau inuu masuuliyiinta wasaaradda deegaanka ugu han-jabay inay xoolihiisi daaqaan deegaanka aroori,waxaanu yidhii “aroori inaanta joogta iyo lax-da daaqdaba aniiga leh ee adeer haku daalin waxaanad asaalkuunnu ama xoolihiinu daaqey”hadalkaasi waxaa uu si toosa u dhex maray agaasimmaha wasaaradda deegaanka maxamed faarax oo sharciyan ku dooday inay mashruucaas haddi iyaaga lo daayo ay bulshada is fahmi lahaayeen iyo wasiirka xanaanada xoolaha oo si indho la”aaneed oo juhaallo ah,ugu han-jabaayo deegaanka ayaan degga.

Sidoo kale waxaa ilo wareedyada loogga qaateen ahii u sheegen shabakadda wararka xogreebnews.com-in wasiirka wasaaradda deegaanka oo qolo ahaan beel kasoo wadaa-jeedan wasiirka xanaanadda xoolaha ,ayaa la sheegay inay sameysay cadaawad badheedh ah taaso ay ku dooneysay inay ku lummiso awoodda sharcigu u siyeey wasaaradda ay hoggaamiso ,waxaanay ka dooratay inay mashruucaas wasaardeeda laga inqilaabay ay faraha uga qaaddo inaadeerkeed aw daahir oo faan isku moodaaya inu sharciga ka sareysiiyo aroori baan deega.

Xogreebnews.com-office Hargeisa

info@xogreebnews.com

Tel 4144434




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured