Ma dhabba,in wasiirku xigeenkii amniga cabdilaahi abokor laba nin oo ay walaalo yihiin xukumaddu xabsiga dhigtay bilaa sabab.

0
Sunday August 03, 2014 - 14:52:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1023
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma dhabba,in wasiirku xigeenkii amniga cabdilaahi abokor laba nin oo ay walaalo yihiin xukumaddu xabsiga dhigtay bilaa sabab.

    Hargeisa(xogreebnews.com-ilo wareedyo looga qaateen ah oo ay heleyso shabakadda caalamiga ah ee xogreebnews.com-ayaa sheegeya inay xukumaddu xabsiga dhigtay laba ka mid ah,wiilasha u la dhashay wasiirku xigeenkii hore ee amniga cabdilaahi abokor cism

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-ilo wareedyo looga qaateen ah oo ay heleyso shabakadda caalamiga ah ee xogreebnews.com-ayaa sheegeya inay xukumaddu xabsiga dhigtay laba ka mid ah,wiilasha u la dhashay wasiirku xigeenkii hore ee amniga cabdilaahi abokor cismaan.waxxaanay xoggaha aanu heeleyno

Hargeisa(xogreebnews.com-ilo wareedyo looga qaateen ah oo ay heleyso shabakadda caalamiga ah ee xogreebnews.com-ayaa sheegeya inay xukumaddu xabsiga dhigtay laba ka mid ah,wiilasha u la dhashay wasiirku xigeenkii hore ee amniga cabdilaahi abokor cismaan.waxxaanay xoggaha aanu heeleyno tibaaxeen in laga soo qabtay deegaanka Dacar budhuq oo ku yaalla jidka u dhexeeya caasimadda Somaliland iyo magaallo xeebedka Berbera.

waxaanay wararku intaas ku dareen inay xadhigga labada nin ee ay walaalaha yihiin wasiirku xigeen abokor inuu bixiyeey kadib markii u cabaasho Gudbiyeey,maareeyaha dekedda Berbera cali xoor xoor oo la sheegay inuu ka cabsi qabay in .

isku dhacaan kadib safar gaaban oo la sheegay inuu ku yaraa nasannaayey magaallada dacar budhuq.

Hore ayeey xukumadda uu hoggaamiyo axmed siilaanyo xabsiga u dhigtay wasiirku xigeen cabdilaahi abokor oo ahaa wasiirku xigeenka hore uga mid ahaa maamulkiisa,lama ogga sababta dhabta ah ee hadda keentay iny xukuumaddu xabsiga dhigto ninamkan ay walaalha yihiin wasiirku xigeenkii hore amniga

Naga filo warkaaso dhammeys tiran iyo cidda bixisay amarka xadhiiga dhalinyaradda ay walaaha yihiin wassiirku xigeen cabdilaahi abokor cismaan

Xogreebnews.com

Hargeisa office

Somalilnd

Cabdi casiis bashiir Nuur




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured