Axmed M uumin Seed Oo Dar-jiidhay iyo tuhunkii Lagu Xaman Jiiray Oo Diibada Uu Soo Baxay

0
Thursday May 09, 2013 - 11:43:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed M uumin Seed Oo Dar-jiidhay iyo tuhunkii Lagu Xaman Jiiray Oo Diibada Uu Soo Baxay

    Somalidu waxay ku maah-maahda (aqoontaada oo gaaban amuusba lagu kaba)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somalidu waxay ku maah-maahda (aqoontaada oo gaaban amuusba lagu kaba)

Axmed M uumin Seed Oo Dar-jiidhay iyo tuhunkii Lagu Xaman Jiiray Oo Diibada Uu Soo Baxay

Somalidu waxay ku maah-maahda (aqoontaada oo gaaban amuusba lagu kaba)

Qofku marka uu masuul yahay meteleyaana umad iyo xisbiqaran waxaa haboon in uu yahay nin aqoon khibrad iyo waayo aragnimo leh hase ahaate gabii ahaanba taasi kama muuqato axmed muumin seed haad iyo jeerna sidi maqaal qaadh laga sii daayay ayuu hadba dhiinac uu boodayaa iskuna qaadaya darbi dheer,sidi waraabe duhur magaalado dhami eryanayso sidi kubada oo kalena kolba dib uga soo boodaya ,

axmed xisbiga waddani ee uu leeyay waan ka tirsanay hasee ahaate uu qol-foof ahaan uu dheex joogo miyanu ogayn in kafaantiisa lagu toolayo.oo dhawr musharax uu sharaxan yihiin booskan lagu soo dan gaadhay.sidi uu axmed muumin seed ku ahaan jiiray xisbiyadi hoore waa la garanayaa,balse waxaa jirta In uu yahay wax maa taree layaaqan isla markana an cid uu meeteela aysan jiirin,reer boorama iyo xisbigan kafaantiisa lagu toolayo inkasto anuu wax miisan ah lahaynaxmed hadana waxaan dawaday asago, wax ka sheegayaa wasiirka duulista oo ah ruunti nin wax-qabadkiisu muqdo isla markana waxaa uu madaaradii dalka ka dhiigay kuwo la tartama kuwaa caalamka.sidaas oo kalena anay ku haboonayn axmed

ow,in adiigo kale in uu wax ka sheego wasiirka duulista oo anaad waligaa gaadhayn,waxaan jeclaan laha in aan xaalka bixiyo edeeynta geedka ma gaadho ah hadalka axmed muumin seedna waa qorax baabaco ku qari,

Maxamed Ibrahin Dhiidar

Tel;4474312

Boorama /Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured