Ciidamo AMISOM Ah Oo Soomaaliya Laga Joojiyay Xanuunka Ebola Dartii

0
Saturday August 02, 2014 - 19:20:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 847
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo AMISOM Ah Oo Soomaaliya Laga Joojiyay Xanuunka Ebola Dartii

    Muqdisho(xogreebnews.com-Xilli lagu waday in is bedel lagu sameeyo Ciidamada Nigeria iyo Sierra Leone ka joogga dalka Somaliya, ayaa taasi dib loo dhigay, si aanu cudurka Ebola ugu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com-Xilli lagu waday in is bedel lagu sameeyo Ciidamada Nigeria iyo Sierra Leone ka joogga dalka Somaliya, ayaa taasi dib loo dhigay, si aanu cudurka Ebola ugu Muqdisho(xogreebnews.com-Xilli lagu waday in is bedel lagu sameeyo Ciidamada Nigeria iyo Sierra Leone ka joogga dalka Somaliya, ayaa taasi dib loo dhigay, si aanu cudurka Ebola ugu soo fidin dalka Somaliya.Dalalka ku yaala Galbeedka Afrika, ayaa waxaa la soo sheegayaa in uu ku baahaayo cudurka halista badan ee Ebola, kaa oo 600 oo ruux ka badan ku dilay Galbeedka Afrika, billihii la soo dhaafay.Korneyl Cali Aadan Xumad, Afhayeenka Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxa uu daboolka ka qaaday inaanay doonayn in cudurka Ebola uu soo gaaro dalka Somaliya, isla-markaana uu xil ka saaran yahay xaalada caafimadeed ee shacabka Somaliyeed, sida uu yiri.Afhayeenka Amisom oo u waramay Idaacada BBC-da laanteeda afka Somaliga, ayaa sheegay in amuurtaan ay ku soo aadeyso, xilli maalmahaan lagu waday in is bedel lagu sameeyo Ciidamada Sierra Leone iyo Nigeria ka jooggo Koonfurta Somaliya, oo sanadkiiba mar la bedelo.Korneyl Xumad, ayaa carabka ku adkeeyay inay si weyn kaga warqabaan xaalada caafimaadeed ee Ciidanka Amisom, si looga hortaggo khatarta Ebola.Ebola waxa uu ka mid yahay cudurada la xiriira qandhooyinka dhiig-baxa ee keena feyral-ka (Viral Hemorrhagic Fevers), oo ah koox cuduro oo keena feyruusyo badan oo kala duwan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured