Wasiir-Ma Xishoode,Teneeg Xashiish-buu Noqday!

0
Friday August 01, 2014 - 19:32:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 939
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir-Ma Xishoode,Teneeg Xashiish-buu Noqday!

    Hargeisa(xogreebnews.com-Sidaa aad la wadaa socotaanba waxaa caado noqotay in mid ka mid ah gollaha wasiiradda xukumadda siilaanyo u noqday caado qaatee ku shaqaystaa codkiisa, waxaana lo” dhiiba wax kastaa oo laga xishoon jiraybaa inuu isaag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Sidaa aad la wadaa socotaanba waxaa caado noqotay in mid ka mid ah gollaha wasiiradda xukumadda siilaanyo u noqday caado qaatee ku shaqaystaa codkiisa, waxaana lo” dhiiba wax kastaa oo laga xishoon jiraybaa inuu isaagu lasoo istaaggo fagaaraha siyaasadda isaago

Hargeisa(xogreebnews.com-Sidaa aad la wadaa socotaanba waxaa caado noqotay in mid ka mid ah gollaha wasiiradda xukumadda siilaanyo u noqday caado qaatee ku shaqaystaa codkiisa, waxaana lo” dhiiba wax kastaa oo laga xishoon jiraybaa inuu isaagu lasoo istaaggo fagaaraha siyaasadda isaago ka da”yaaya beriis.masuulkan hayaa masiir ummadeed oo aad u culus waxaay dadku u yaqaanaan mid aan lahayn akh-laaq suuban balse leh cod weyn oo maraarka qaarkood u is yidhaahdo waxaad tahay af-tahan,balse soomaalidu waxaay ku maah-maahdaa,ALLE DOORI AFKANA WAA YAQAAN WAASE KA AG-NAAN ,ciyaar mahaa soomaalidu waxaay hore u sheegtay.

Hadaba aan idin as-teeyo muuqaalka guud ee dadweynaha caasimaddu u yaqaanaan wasiir ma xishoode.waa nin in badan lagu murmo inuu reer hargeisa yahay halka dadka qaarkoodna u yaqaanaan in reer xamar ah,waa in lagu yaqaanno dhiiranaan,kalsooni badan kama qabbo naftiisa, balse waxaad mooda inuu qoon lee-yahay ama boogo. Ereeyadda uu ka xanaaqo waxaa ka mid ah ABTI ,iyo qolomaad tahay. Waxaa uu wakhtiyaddi dagaaladi sokeeye uu ahaa dagaal ooge la-wadda ogsoon —yahay,taarikh kale oo lagu yaqaanna waxaa weeye isaago wasiir kazoo noqday xukuumaddi marxuum cigaal,oo u noqday wasiirku xigeenka warfaafinta balse xilkaas kumma waarin ee waxaa uu noqday mid ku fashiilmay, waxaana laga caydhiyeey shaqaadi kadib markii u wasaaraddi u wasiirka ka ahaa la yimmi wax yaabbo badan oo lidku ah dhaqaanka islaamka,taasina waxaay sababtay inuu waayo xilkaaso U markaasna xil danbe laga maamnuuco ilaayo intaa uu nool yahay marxuum cigaal,wax yaabaha kale ee xusidda mudan waxaa ka kadibmarkii beesha uu sheegto ay tilmaamtay in aanay xilka hayn dawladdi taasina sabab ayeey u noqotay in u waayo xilkaas.

Hadda waxaa u ka mid yahay wasiiradda lagu sheego guul-wade nimadda madax martay,isla markaasna sidaa foosha xun ugu talax-tagay xilkaasna ku fashiil-may waa wasiirka kaleye ee isaago suxufi ah la sheego inuu yahay kii keliye ee isku dar-sadaa siyaasi xun iyo suxuf aad u liita. Waxaa mudaadi u xilka hayeey la taxaabay boqolaal bahdii u ku heelay magacooda xilka,isaago hadda ay maalinba ta ka danbeysaa ay sii kala fogaanayaan war-baahinta iyo xukuumaddu,waxana lagu tiriyaa wasiirka keliya ee isleh ilaayo wakhtigga uu siilaanyo hayo xilka waad hay-neysaa.waxaana mararka qaarkood u siilaanyo ugu yeesha ABU-BAKAR SIDIIQ OO DEEREJEDDA ISLAAMKA MEEL SARE KA GAADHAY OO ALLE U ISAAGO NOOL JANNADA UGU BUSHAAREEYEY.waxaana la sheegga inay ku kaliftay kadib markii u oggaaday inay ku kac san tahay beesha lagu tiriyo inuu kasoo jeeddo,waxaana caabasho badan ka dib,beeshi la siiyeey wasiir u dawle iyo wasiirku xigeen iyo wasiirka wasaaradda warfaafinta oo maqaar saar ah.

Waxaa uu wakhti walbaa ku jiraa dagaal bilaa sabab ah isaago hadda usoo dhigtay rag ka magac iyo meeqaamba sareeya oo leh daarajo,alle bixiyo,wasiir ma xishoode waxaa uu can ku yahay laxaan beenta,sidaa la is kaga horeysiiyo oo gudaarka loogu sii dhutfo kubada,waxaana u shiraarka jaa”id qabtaa isaago la sheego in aannu miir qabin,oo saran waxaa lo yaqaan DAMMEERTA.islama yaabbo waxaa af-kiisa kasoo baxaanna warba umma hayo,shacabka ka bartay Tv-yaddu waxaay u yaqaanaan DHUUSO GEEL MA URTO MANA BAAQAATO taaso la micna ah hadaal xummida uu caanka ku noqday masuulku ay dad badani sheegan inuu kalsoonii badan ka qabin xukumadda uu difaacaayo uu ka lummiyeey.

Waxaaynu qaybo badan oo danbe kusoo qaadan donna wasiir-ma xishoode iyo wax yaabaha looga bartay ee la iskaga horeysiiyo xagga xukuumadda u ka mid ka yahay wax yaabaha lagu xanto oo dhammeystiran,dacaaydaha lagu xanto meesha ay salka ku hayaan,markuu suxufiga ahaa wax yaabaha khaladka u badan ee u gallay isaago haweenka marwooyinka ahaa uu yahay suxufiga keliya ee wax ka qoray,waa siyaasi aan aqoo niinba waxaa uu adaamuhu u dhashay ee lo yaqaanno xayada waxaabad mooda in laga ilaaliyeey …la soco cadaadka danbe

Qalinkii

Cabdi casiis Bashiir Nuur

Tel .4144434

info@xogreebnews.com

Hargeisa/Somaliland





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured