Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamaanka Somalia Oo Maanta Markale Lagu Dilay Muqdisho

0
Friday August 01, 2014 - 19:11:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 837
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamaanka Somalia Oo Maanta Markale Lagu Dilay Muqdisho

    Muqdisho(xogreenews.com-Kooxo Hubeesan ayaa goordhaw waxa ay Degmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir ku dileen Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Dowlada Federaalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreenews.com-Kooxo Hubeesan ayaa goordhaw waxa ay Degmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir ku dileen Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Dowlada Federaalka Muqdisho(xogreenews.com-Kooxo Hubeesan ayaa goordhaw waxa ay Degmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir ku dileen Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya sida uu xaqiijiyay Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow.Sida aan Wararka ku heleyno Kooxo Hubeesan ayaa rasaas xoogan waxa ay huwiyeen Xildhibaan Sheekh Aadan Madeer oo kamid ahaa Xilhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kaas oo u geeriyooday rasaasta lala dhacay.Dilka ayaa dhacay xili uu Xildhibaan Sheekh Aadan Madeer uu kasoo baxay Salaada Jimcaha uu kusoo tukuday Masjidka Marwaazi ee Degmada Xamar Weyne, waxaana goob joogayaal ku warameen in Kooxaha hubaysan ay kor kala socdeen dhaq dhaaqaaqiisa ayna rasaas huwiyeen markii uu gaadhigiisa raacay.Xildhibaanka la dilay ayaa ahaa Gudoomiyihii guddiga Maaliyada ee Baarlamaanka Soomaaliya , waxa uuna sanadkii hore Sheekh Aadan Madeer uu ka bad baaday qarax la doonayay in lagu khaarijiyo.Dilka Maanta Magaalada Muqdisho loogu gaystay Xildhibaan Sheekh Aadan Madeer ayaa noqonaya Dilkii Sadaxaad oo in ka yar 30-Cisho Magaalada Muqdisho loogu gaysto Xildhibaankii Sadaxaad oo katirsan Baarlamaanka Somalia



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured