Wasiir Cukuse doorashadii golaha wakiilada ee dowladu qaban kari weyday ayuu xisbiga Waddani kula gal-galanayaa

0
Thursday July 31, 2014 - 20:58:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 809
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Cukuse doorashadii golaha wakiilada ee dowladu qaban kari weyday ayuu xisbiga Waddani kula gal-galanayaa

    Wasiir Cukuse oon dalku halka uu marayo aad uula socon oo hawlo isaga u gaari ka mash quuliyeen ayaan ogayn in dowladu ku guul dareysatay in waqtigii golaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Cukuse oon dalku halka uu marayo aad uula socon oo hawlo isaga u gaari ka mash quuliyeen ayaan ogayn in dowladu ku guul dareysatay in waqtigii golaha Wasiir Cukuse oon dalku halka uu marayo aad uula socon oo hawlo isaga u gaari ka mash quuliyeen ayaan ogayn in dowladu ku guul dareysatay in waqtigii golaha wakiiladu markuu dhamaaday ay dowladu qaban kari weyday doorasho oo ay door bideen in mudada loo kor dhiyo iyagoo ujeeda dooda rasmiga ihi ahayd wakiilo badan baa Kulmiye heystaa ee yaan waxba laga bedelin doorashana la qaban. Hadaba Wasiir Cukuse halkuu ku xidhnaa markii dowladu diidanayd in golaha wakiilada ee waqtigoodi dhamaaday ay dowladu qaban weyday doorasho. Cukuse oo waagii dowladii Siyaad Bare ka shaqeyn jiray xidigta October ee afka dowlada ku hadasha oo aha Guulwade rasmi ah ( Registered Guulwade ) ayaa maantana shaqadiisii oo kale loo dhiibay oo kolba madaxtooyada laga soo dirayaa oo la odhanayaa adaan waxba isku falayan ee hebel cay ama xisbiyada mucaaradka ah hadaladii aad ku qori jirtay xidigtii October oo kale kula dhaqan. Cukuse cid badani wax kama qorto oo taariikhdiisa wax yaabo badan baa ka qaldan dad kuna wuu ogyay isna isma daryeelo oo soo jeed ayaa dilay. Hadaba Cukuse waxaan leeyay maskax daada in lagula leeyay shicibku wuu ka dheregsanyay oo aanad fikir kaaga xor u ahayn waxyaabaha dalka ka dhacayana aanad aad uula socon. Cida wasiir kaa dhigatay waxay kaaga jeedeen maad fahmin. Waxay ahayd cukusow adaan damiir lahayn oon waxba isku falayn ee afka dowlada ku hadal oo sidaannu ku nidhaa uun dhe adna tii baad mooday in wasiir xalaala lagaa dhiga


Abdi Mustafe



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured