Wasiirka Ku Qarsoon Daaha Madaxtooyadda Ayaa Hadlay !!!!!

0
Thursday July 31, 2014 - 12:33:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 918
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Ku Qarsoon Daaha Madaxtooyadda Ayaa Hadlay !!!!!

    Wasiirka Ku Qarsoon Daaha Madaxtooyadda Ayaa Hadlay !!!!!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Ku Qarsoon Daaha Madaxtooyadda Ayaa Hadlay !!!!! Waxaan halkdal kooban oo jawaab u ah wasiirka ugu taariikhda xun galay wasiirka warfaafinta cukuse isagoo hadal aan raad toona lahayen ku hadlayay, hadalkaas oo aha inuu yidhe kursiga gudoonimadda barlamaanka ee cabdiraxmaan cirro maaha mid sharci ah oo ku sifiyay inuu ku fadhiyo muddokordhin, xaqiiqdda oo cukuse sheegi waayay inuu gudoomiye cirro loo codeyay isaga iyo xildhibaanadda ba oo ay guurtidu u codaysay marka intaas ayaaba ku filan, madaxweyne silaanyona cid u ogol shacab ahaan in loo kordhiyo haba yaraate ma jirto iyo xisbiyadda mucaaridka , doorashadduna wakhtigiida ayay dhacaysa ee arintaas waxay u taal komishinka doorashooyinka inuu shaaciyo , komishokuuna kursigaas uma fadhiyo silaanyo ee wuxu u fadhiya rabiitanka shacabweynaha ee xukuumo masiirkooda, marka cukusow orod difaac saxaafadda dalka maalin walba logo xuminayo inta isku qarinsed daah guuriga madaxtoyaada !! oo kolba hadal loo jedin ku hadla, shaqaddada qabso oo ka difaac xukuumaddaada saxaafadda aad mas’uul ka tahay hadi kal iska amuus oo isku qari daaha madaxtoyaadda ilayn wad ceebisan tahay !!.


Khadar2244@hotmail.com

Mukhtar Cilmi
an ha


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured