Maareeyaha Tvga Qaranka Oo Hab Qabiilaysan Uga Joojiyey Barnaamij Live Ah OO Xalay Lagu Waraysanaayey Fanaanadda Idil Barkhad Oo Kaso Jeeda Gobolka Awdal.

0
Wednesday July 30, 2014 - 16:31:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 889
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Tvga Qaranka Oo Hab Qabiilaysan Uga Joojiyey Barnaamij Live Ah OO Xalay Lagu Waraysanaayey Fanaanadda Idil Barkhad Oo Kaso Jeeda Gobolka Awdal.

    Hargeisa(xogreebnews.com-Maareeyaha Tvga Qaranka Oo Hab Qabiilaysan Uga Joojiyey Barnaamij Live Ah OO Xalay Lagu Waraysanaayey Fanaanadda Idil Barkhad Oo Kaso Jeeda Gobolka Awdal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Maareeyaha Tvga Qaranka Oo Hab Qabiilaysan Uga Joojiyey Barnaamij Live Ah OO Xalay Lagu Waraysanaayey Fanaanadda Idil Barkhad Oo Kaso Jeeda Gobolka Awdal.

Maareeyaha Tvga Qaranka Somaliland Ayaa Habeenkii Xlay Ahaa Barnaamijka Salaamaha Ciida Oo Lagu Waraysanaayey Fanaanada Idil Barkhad Oo Asal Ahaan Kasoo Jeeda Magaalda Boorama Joojiyey Aydoo Barnaamijkaasi Bartamaha lagaga Jiro.

Weriyaha Waraysigaasi Qaadaysay Xamda Kief Xaaji Octobar Ayaa Ka Warantay Sababaha Barnaamijkaasi Loo joojiyey waxaana ay noo sheegtay in Barnaamijkaasi Loo Joojiyey Hab Qabiilaysan Oo XItaa Ay Joojinta Barnaamijkaasi Ay ka Xanaaqeen Madax Tiro Badan.

Weriye Xamda Xaaji October Oo Hadalkeeda Sii Wadata Waxa ay sheegtay in Uu Maareeyuhuu Uu Ku Sababeeyey In Aanay Asturnayna Fanaanadu Taasna Ay Meel Ka Dhac U Tahay Shakhsiyada Fanaanadda Idil Barkhad.

Arinkani Ayaan Ku Cusbayn Tvga Qaranka Balse Ugub Ku Ah Saxaafadda Somaliland Isagoona Noqonayaa Mid Kusii Fidaaya Tvga Qaranka Somaliland Tanyo Intii Uu Maareeye Ka Ahaa Khadar Cali Gaas

Tvga Qaranka Somaliland Oo Isagu Ka Dhexeeya Shacabka Reer Somaliland Ayaa Haatan Noqday Mid Cid Gaar Ahi Ku Shaqaysto Waxaana Taas Ka DHigay Maareeyahay TVGa Qaranka Khadar Cali Gaas


Wararka Iyo Barnaamijyada Laga Sii Daynaayo TVgaasi Waxa Ay Noqdeen Kuwo Uu Isagu Kaligii doonaayo Hadii Uu Diidona Laga Reebaayo,Arinkan Fool Xumada Leh Ee Barnaamijkii xalay LIVEKa Ahaa Loo Joojiyey Ayaa waxa Uu Daba Socdaa Fanaanin Sidan Oo Kale Loo Galay Oo AY Ka Mid Tahay Fanaanadda Sahra Halgan Oo Hees Somaliland Ay U Qaaday Ka Codsatay TVGa In Looga sii Daayo Balse Uu Ku Gacan Saydhay Maareeyaha TVgaasi Khadar Cali Gaas.

Sidoo Waxaa Jira Weriyayaal Tiro Badan Oo ka Shaqeeya TVgaasi Oo Aanu U Ogalayn Inay Wararka Iyo Barnaamijyada Sii Dayaan Sida Wariyahan Barnaamijka Qabanaayey Ee Laga Joojiyey.

Isku Soo Wada Duub Oo TVaga Qaranka Somaliland AYaa AY Soo Badanaysaa Bulshada ka cabanaysa,Waxaana AY Dadku Sheegayaan In Tvga Qaranku Ka Baydhay Sifihii TV Qaranimo Isla Markaana U Ajanjeedhsanay Hab Cunsuriyadaysan HAdii Uu Saa Kusii Socdana Uu Ba Noqon Doono Mid Ka Baxsan Saaxada TVyada.

Weriye Hanad Cali Jees

Hargaysa Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured