Weriye Hargeysa Ku Xidhan Oo Ka Cawday Gacan Ka Hadal Iyo Cagajuglayn Xabsiga Gudihiisa Loogu Geystay,

0
Wednesday July 30, 2014 - 16:25:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 861
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weriye Hargeysa Ku Xidhan Oo Ka Cawday Gacan Ka Hadal Iyo Cagajuglayn Xabsiga Gudihiisa Loogu Geystay,

    Hargeysa(xogreebnews.com-Axmed Aadan Rooble Waa Tafatiraha Mareegta BALIGUBADLE MEDIA oo kamid ah Ah Mareegaha Internetka ee Somaliland.Waxan uu Habeenkii Sadexaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Axmed Aadan Rooble Waa Tafatiraha Mareegta BALIGUBADLE MEDIA oo kamid ah Ah Mareegaha Internetka ee Somaliland.Waxan uu Habeenkii Sadexaad Hargeysa(xogreebnews.com-Axmed Aadan Rooble Waa Tafatiraha Mareegta BALIGUBADLE MEDIA oo kamid ah Ah Mareegaha Internetka ee Somaliland.Waxan uu Habeenkii Sadexaad Ku xidhan Yahay Xarunta C.I.D-Da Ee Hargeysa Axmed Waxa uu ka cabanayaa Jidh Dil, caga juglayn handadaad iyo Hanjabaad joogta Ah Oo ay Ku hayaan Ciidamaddu. Qaarkamid ah warbaahinta oo Shalay Booqatay ayuu Axmed usheegay inay garaac iyo jidh dil ugaysteen Ciidamadda goobtaasi Uu Ku Xidhan yahay isagoona intaasi Ku daray inay Xaaladiisa Caafimaad Fiicantahay.Geesta kale Xukumadda ayaan Weli ka hadal talaabadda ka dambeysa Xadhiga Masuulkani waxana lala Xidhiidhinayaa in uu bixiyay amarkiisa Madaxweyne Xigeenka Somaliland kana Dambeeyso war Ku Baxay mareegtaasi Oo ka hadlayay xaaladda Caafimaad Ee Madaxweynaha.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured