Shirkadda Dahabshiil Waxaay Noqotay Daneeyaha Dad-weynaha Soomaaliyeed!

0
Tuesday July 29, 2014 - 19:58:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 837
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkadda Dahabshiil Waxaay Noqotay Daneeyaha Dad-weynaha Soomaaliyeed!

    Harageisa(xogreebnews.com-Shirkadda caalamiga ah ee dahabshiil oo maalmihii barakaysna ee aynu kasoo gudubnay bulshada u qabatay adeeg-dheeraad ah,saacaddaha shaqaddana wakh tigoodda iskugu geeyey,maadaama oo ay bulshadda ay adeegga u fidiso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Harageisa(xogreebnews.com-Shirkadda caalamiga ah ee dahabshiil oo maalmihii barakaysna ee aynu kasoo gudubnay bulshada u qabatay adeeg-dheeraad ah,saacaddaha shaqaddana wakh tigoodda iskugu geeyey,maadaama oo ay bulshadda ay adeegga u fidiso

Harageisa(xogreebnews.com-Shirkadda caalamiga ah ee dahabshiil oo maalmihii barakaysna ee aynu kasoo gudubnay bulshada u qabatay adeeg-dheeraad ah,saacaddaha shaqaddana wakh tigoodda iskugu geeyey,maadaama oo ay bulshadda ay adeegga u fidiso ay tahay mid intaa badan lasoo biiliyo dalka debediisa loona soo diro xaqul ciidka .hadaba shirkaddan oo ku as-teysan mid baahi tirta shacabka soomaaliyeed una fidiso adeegyo tiro badan oo aan la soo koobi Karin, waxaana aan dhowaan qiimmeyn gaar ah ku sammeeyey dhammaan xawaaladaha iyo shirkadda ku shaqeeya adeegga xawaaladaha waxaana intaa badan ay bulshadda ku hadaasha af-ka soomaaligga iyo intaa badan ajanibka ku sugaan ciida soomaalidda ay si toosa dhaqaalahoodda soo mar-sadaan shirkaddan,waxaanay qaarkooda sabaabta ku sheegen inay tahay mid aamin ah oo ay kalsooni buuxda ka qaban,kana wer-wer la yihiin shaqaalaha ay dhigtaan accoun-nada lagu kayd-saddo lacagaha,waxaanay sheegen inay ka maar-meen,lacag cid lo dhiibto ama lagu shubto dal dibedda ah.Wax yaabaha aan sidaa weyn ugu khushuucay ee aan dad-yowga ku kala xidhan adeeg-yada xawaaladahu aan weydiiyey sabab dadka lo soo diro lacagaha intaa badan loogu soo dhigo dahabshiil waxaanay igu jawaabeen-sidaan.

Shirkadda dahabshiil waa mid aan aamin saney oo aanaan wax dhib ah ka arag markaannu taggo ama wax nalasoo dhiggo waxaanay intaas dheer-tahay waxaad ka heeleysaa adeeg ku raali geliya. waxaa kale oo bulshadda intaas u dheer waxay shirkadda bixisa adeeg-yo aan lasoo koobi Karin, waxaanay ka qayb qaadata horumarka ay ku tallaab-satay had-ba xukuumada xilka haysaa.

Hadaba shirkadda dahabshiil waxaay maal-mihii ciida ay daadaal dheeraad ah u gashay inay baahi tirto shacabka soomaalida ah oo ka heelay adeeg-yo badan oo ay ka mid tahay lacagaha la isku diro,ee habka xawaaladaha la iskugu gudbiyo waxaanay dhamaan bulshaddu si weyn ula dhacday heegankaas ay u gashay shirkadan wadanigga ahii ummadda silaamka ahayd ee soo soomaneyd bishii barakeysned Ramadaan.

Waxaa kale oo ay shirkaddani xaruumo ku leedahay dalalka dunida oo dhan,Dahabshiil waa shirkad ka kooban adeegyo iyo laamo isku xidhan, oo wakiilladeeda iyo xafiisyadeedu si joogto oo xidhiidhsan u sii baahayaan. Waxa shirkaddu ballaadhisay dhammaan goobaha lacag-bixinta e Afrika iyo kuweeda lacag-dirista ee Yurub, Waqooyiga Ameerika iyo Aasiya. Maanta in ka badan 24,000 oo goobood ayaa u adeega oo u furan macaamiisha shirkadda.

Shirkaddu, iyada oo ka duuleysa, fulinaysana istaraatejiyadeeda ah koritaan joogto ah, waxa ay heshiisyo iskaashi la gashay shirkado kale oo la-adeeg ah, oo ku kala yaalla Yurub, Waqooyiga Maraykanka, Aasiya iyo Afrika. Ujeedadu waxa weeye in adeegga Dahabshiil laga helo oo uu gaadho magaalo kasta iyo tuulo walba oo adduunka looga baahan yahay.

Goobaha lacagaha laga bixiyo, Dhabshiil waxa uu ugu talo galay macaamiishiisu inay ka helaan adeeggan, xataa goobaha ugu fog-fog ee gobollada kala ged-disan, si aanay u kala xidhiidh furan qaraabadooda iyo asxaabtooda debedaha wax ka soo dira. Isku-xidhnaantani waxay suurto-gelinaysaa in macaamiishu u aragto shirkadda mid tiir-dhexaad ah oo kaabaysaa nolol-maalmeedkooda, kuna leh door laxaad leh bulshada oo dhan .

Qalinkii

Cabdi casiis Bashiir Nuur

Tel:4144434

info@xogreebnews.com

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured