Xukumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Agaasimihii TV-ga UNIVERSAL Iyo Sababaha Loo Aanaynayo

0
Tuesday July 29, 2014 - 19:42:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 679
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Agaasimihii TV-ga UNIVERSAL Iyo Sababaha Loo Aanaynayo

    Hargeysa(xogreebnews.com-Ciidamadda Booliska Ayaa Xabsiga Utaxaabay Agaasimihii Somaliland Uqaabilsanaa Tv-ga Ee UNIVERSAL Maxamed Caabi Digaal.Xadhiga Masuulkani Ayaa Laagu Sheegeay in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Ciidamadda Booliska Ayaa Xabsiga Utaxaabay Agaasimihii Somaliland Uqaabilsanaa Tv-ga Ee UNIVERSAL Maxamed Caabi Digaal.Xadhiga Masuulkani Ayaa Laagu Sheegeay in

Hargeysa(xogreebnews.com-Ciidamadda Booliska Ayaa Xabsiga Utaxaabay Agaasimihii Somaliland Uqaabilsanaa Tv-ga Ee UNIVERSAL Maxamed Caabi Digaal.Xadhiga Masuulkani Ayaa Laagu Sheegeay in loo haysto barnaamijyo ka baxay tv-gaasi Oo Xukumaddu gebi ahaanba Ka mamnuucday in Uu dalka Ka shaqeeyo. ”Xalay ayaa xabsiga la Dhigay Agaasimaha Mana Cadda Ujeedada Ka Dambaysa Xadhigiisa” Sidaasi ayuu Warbaahinta usheegay Najiib Cabdiweli oo ka tirsan Shaqaalaha Tv-gaasi oo Haatan ku Sugan Magaaladda Buhoodle.Weli Lama Oga Ujeedada Dhabta ah ee Ka Dambeysa Xadhiga Maxamed Caabi, Balse Waxa loo aanaynayaa Barnaamijyada Sida Tuugadda Ah uu Tv-Gaasi Uga Baahiyo Somaliland Oo Mamnuucday




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured