Daawo Sawirada Madaxweynaha Iyo Raysal Wasaaraha Somaaliya Oo Boqolaal Qof Salaadii Ciida Kula Tukaday Muqdisho

0
Monday July 28, 2014 - 19:15:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 813
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada Madaxweynaha Iyo Raysal Wasaaraha Somaaliya Oo Boqolaal Qof Salaadii Ciida Kula Tukaday Muqdisho

    Muqdisho(xogreebnews.com-— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo R/Wasaare Cabdi Wali Sheekh Axmed ay Wehliyaan xubno katirsan Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Masjidka Isbahysiga ee Magaalada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com-— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo R/Wasaare Cabdi Wali Sheekh Axmed ay Wehliyaan xubno katirsan Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Masjidka Isbahysiga ee Magaalada Muqdisho(xogreebnews.com-— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo R/Wasaare Cabdi Wali Sheekh Axmed ay Wehliyaan xubno katirsan Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Masjidka Isbahysiga ee Magaalada Muqdisho Salaada ciida kula dukaday dadweyne badan.

Amaanka Masjidka Isbayahsiga waxaa si weyn u adkeenayay oo lagu arkayay Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya iyo AMISOM kuwaa oo baarayay dadweynaha Masjidka Salaada Ciida ku dukanayay.

Salaada Ciida kadib waxaa Masjidka Isnbahysa Khudbad ka jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Umada Islaamka gaar ahaan umada Soomaaliyeed uga hambalyeeyay Munaasabada Ciida.

Madaxweynaha ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay is cafiyaan, isla markaana ay joojiyaan Colaadaha aan Mincaha badan ku dhisneyd ee dalka dib u celinaya, waxa uuna ku boorriyey dhinacyada khilaafku ka dhaxeeyo Midnimo iyo wada hadal in ay isugu yimaadaan.

Masuuliyiinta Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si wada jir ah waxa ay Munaasbada ciida owgeed Hambalyo udireen Umada Soomaaliyeed meel kasto ay dunida ka joogaan.

















Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured