Muuse Biixi oo hamhalyo u diray shacabka Somaliland ciidal fidriga awgeed war saxaafadeed.

0
Sunday July 27, 2014 - 20:07:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 823
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi oo hamhalyo u diray shacabka Somaliland ciidal fidriga awgeed war saxaafadeed.

    Hargeisa(xogreebnews.com-Muuse Biixi oo hamhalyo u diray shacabka Somaliland ciidal fidriga awgeed war saxaafadeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Muuse Biixi oo hamhalyo u diray shacabka Somaliland ciidal fidriga awgeed war saxaafadeed.

XISBIGA MIDNIMADA & HORUMARINTA SOMALILANS

(KULMIYE)

Address:Jigjigayar, Ibrahim Kodbur District, Hargesia Somaliland.

Tell:00252-2-527883

Mobile:00252-2-4134891

Email:kulmiye_party@hotmail.com/Website: www.kulmiye.com/www.kulmiye.org


REF: XK/XGX/0042022/2014Date: 27/07/2014

Ujeeddo; HAMBALYADDA CIIDA

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa , Gudida fulinta , Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga kulmiye wuxuu hambalyo iyo boogaadin u dirayaa munaasibada CIIDAL FIDRIGA awgeed dhamaanba shacabiwaynaha Somaliland iyo umadda muslimiinta ah,

wuxuu alle inooga rajaynayaa inuu inaga aqbalo cibaadadii bisha Ramadan, isagoo ALLE uga baryaya inuu u naxariisto intii dhimatay inta xanuunsanaysana caafimaad dagdag ah siiyo, sanadkan kiisana bash-bash iyo barwaaqo inagu gaadhsiiyo.

Aamin Aamin Aamin

ALLAHMAHADLEH

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

Md. Muuse Biixi Cabdi




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured