MADAXWEYNE MUSTAFE SHIINE GABILEY MA WAXAAD UGU MAGACAWDEY CASUUMADAHA REER LONDON???–

0
Sunday July 27, 2014 - 19:44:43 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 962
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWEYNE MUSTAFE SHIINE GABILEY MA WAXAAD UGU MAGACAWDEY CASUUMADAHA REER LONDON???–

    Badhasaabka gobolka gabiley musftafe cabdi ciise shiine ayaa tan iyo maalintii uu xilka la wareegay waxuu noqdey waxqabadkiisa kaliya ee ilaa maanta laga hayaa casuumado uu u fidinayo qurbe joogta dalka uk gaar ahaan magaalada london iyo dad kale oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhasaabka gobolka gabiley musftafe cabdi ciise shiine ayaa tan iyo maalintii uu xilka la wareegay waxuu noqdey waxqabadkiisa kaliya ee ilaa maanta laga hayaa casuumado uu u fidinayo qurbe joogta dalka uk gaar ahaan magaalada london iyo dad kale oo uu iska Badhasaabka gobolka gabiley musftafe cabdi ciise shiine ayaa tan iyo maalintii uu xilka la wareegay waxuu noqdey waxqabadkiisa kaliya ee ilaa maanta laga hayaa casuumado uu u fidinayo qurbe joogta dalka uk gaar ahaan magaalada london iyo dad kale oo uu iska dhaadhicinayo amaba uu isku barayo.Xiligaa uu gudoomiye mustafe shiine ku mashquulsan yahay casuumadaha ayaa ah wakhti ay abaaro ka jiraan qaar ka mid ah deegaanada gabiley. Arintan ayaa mudooyinkanba la yaab ku noqotay dadweynaha reer gabiley oo bilowgii hore aqoon la,aan ka haysay gudoomiye mustafe shiine awgeed markii la soo magacaabay filayay inuu ka duwanaan doono badhasaabadii hore maadaama uu yahay nin dhalinyar ah isla markaana waxqabad ku soo kordhin doono gobolka . Has ahaatee rajadaasi ayaa soo gudhay haatan kadib markii waxqabadkii mustafe shiine noqdey casuumado uu u fidinayo dad reer london ah oo hab yaraatee waxba waligood tarin dadka iyo dalka somaliland ileyn hadii cid qiime ku leh dalka somaliland uun uu casuumayo waxba may noqoteene taasina waa ta keentay in dadwaynaha gabiley u bixiyaan mustafe shiine naanaysta ah badhasabkii casuumadaha iyo mustafe guul-wade gebogebada nin baa laga hayay soomaaliyeed walleee hadaan kadinkaa laga guurin halkaa goronyo heeryaysana way inoogu iman gabileyna iyadaa halkaasi is dhigtoo waa ceelkii usha lagu dayayoo kolba cida la carbinayo waa gobolka lagu soo carbiyee waxaan madaxweynaha somaliland mudane axmed maxamed maxamuud siilaanyo waydiinayaa madaxweyne mustafe shiine ma waxaad gabiley ugu magacawdey casuumadaha reer london?

MUKHTAR ABDILLAHI NOOR
OTTOWA
CANADA



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured