Af-hayeenka Madaxtooyadu Dhuxul muxuu uugu hanja bayaa warbaahinta

0
Sunday July 27, 2014 - 19:37:46 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 986
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Af-hayeenka Madaxtooyadu Dhuxul muxuu uugu hanja bayaa warbaahinta

    Af-hayeenka Madaxtooyadu Dhuxul muxuu uugu hanja bayaa warbaahinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Af-hayeenka Madaxtooyadu Dhuxul muxuu uugu hanja bayaa warbaahinta Waxa cajiiba in Dhuxul u hadlo sidii madaxweyna yaasha uu yidhaa warbaahinta waxaa qortay wax baannu ka qabanayanaa. Ma Dhuxul baa madaxweyne ku xigeena mise Zeilic. Guulwada nimadu marbay jar kaa tuurtaa oo awoodo aanad u qalmin oo aanad lahayn is moodsiisaa inaad leeday.
Dhuxul anaa qoray maqaalka adiga iyo madaxweynuhuba ka qeyliseen ee caafimaad kiisa ka waramay waxaan sheegayna run bay ahayd oo weliba bisha Ramadaan na u soo duceeya ayaan idhi ee ma ceeb baa ku jirta. Warbaahintu wararka ayay soo gudbisaa ee shicibka ayaa waxay ogtiin u dira yaa jaail. Guulwada nimo iyo basaas nimo iyo cay buu Dhuxul risiq ku doonaa. Dhuxul oo guulwadaha uugu weyni in uu sidaa u hadlo isaga oo is maqashiinaya Silaanyo waa wax aad looga xumaadaa. Dhuxul wuu is ilowsanyay ee intii uu beeraha shinbiraha ka celin lahaa ee xasiidii ku noqon lahaa wax yar baa uuga hadhay. Dhuxul waa ninkii yidhi Boobe oo wasiira markay is qabteen weydin arki ee Boobe ayaa tegi. Halkaa Dhuxul wuxuu ku gaadhay idaacadii horyaal ee kulmiye lahaa uu ka caytami jiray sida dadka waalan. Dhuxul maaha nin aqoon le waa dadkii loo yaqaanay waqtigii faqashtii Guulwadayaal isaga iyo Cukuse ba wax isma dhaamaan. Haw hawda waxay ku qariyaan waanay isku kalsoonayn oo xirfad sharafle oo ku shaqo tegi karaan ma jirto. Markaa arinkay wadaan waa halkii dumarka e waa aabahay goblan.

Abdi Mustafe
abdi_mustafe123@yahoo.ca



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured