Guddida Sadaqo ururinta madasha Indheer-garadka oo si wanaagsan u qaybiisay caawimo caalami ah,war saxaafadeed ay soo saartay

0
Sunday July 27, 2014 - 19:33:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 870
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddida Sadaqo ururinta madasha Indheer-garadka oo si wanaagsan u qaybiisay caawimo caalami ah,war saxaafadeed ay soo saartay

    Hargeisa(xogreebnews.com-MadashaIndheer-garadkaoo ah goleuusaldhig u yahayaaladdacasriga ah eeFaysbuuggu (Facebook), kulmiyana in kabadan 840 xubnoodooreer Somaliland ah, ookalajoogadaafahadunidaayaadeeqraashiniyoalaabokeleisugujirtakuwareejiyaydhakh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-MadashaIndheer-garadkaoo ah goleuusaldhig u yahayaaladdacasriga ah eeFaysbuuggu (Facebook), kulmiyana in kabadan 840 xubnoodooreer Somaliland ah, ookalajoogadaafahadunidaayaadeeqraashiniyoalaabokeleisugujirtakuwareejiyaydhakhtarkadhimirkamagaaladaBorama.

E02

MADASHAINDHEER-GARADKA

GUDDIDASADAQOURURINKA

WAR-SAXAAFADEED

MadashaIndheer-garadkaoo ah goleuusaldhig u yahayaaladdacasriga ah eeFaysbuuggu (Facebook), kulmiyana in kabadan 840 xubnoodooreer Somaliland ah, ookalajoogadaafahadunidaayaadeeqraashiniyoalaabokeleisugujirtakuwareejiyaydhakhtarkadhimirkamagaaladaBorama.

Maamulkagole-bulsheedanFaysbuuggusaldhigga u yahayayaabaryahanbakuhawllanaasidiisadaqolooguururinlahaawalaalahadhibaataysaneekujiradhakhtarkawaallidaBoorama.Deeqdanay Madashukuwareejisaydhakhtarayaaisugujirtayraashiniyoalaabkelekuwaasooay kubaxdaylacagqiimaheedudhanyahay $ 2410, Lacagtaasioo ay kudeeqeen dad badanookalajoogadaafahadunida, kunawalaaloobayIlaahaydartii.

MaamulahacusbitaalkaBooramaDr. IsmaaciiliyomaamulkaqaybtadhimirkaayaadeeqdankaguddoomiyayguddidasadaqoururintaMadashaIndheer-garadkaookakoobnaa afar xubnoodookalaahaa:

1. Rooble MaxamedSaxardiid

2. Mahdi Sheekh7

3. FaysaBarreAxmed

4. Huda Cali Banfas

MadashaIndheergaradkaoo ah madalkulmisayaqoonyahannoiyowaxgaradbadanayaa ah madalintabadanlagulafo-guroarrimahabulshadaiyosiyaasadda, waanamadal u taagan in ay arriniyoadduunbakudarsatohadbawixii ay bulshada u qabankarto.

Isla sannadkiihoreee 2013 xillikubeeganbishii Ramadan ayaysidanoo kale madashudeeqkakooban $ 4100 kuwareejisaydhakhtarkawaalidaHargeysa.

Tallaabadaniayaanoqotay mid xubnahamadashakujirakudhiirrigelisa in ay hawshasadaqadasiiwadaanoo ay sannadbamagaalogacansiiyaan.Taasinawaxa ay keentay in Boorama ay nasiib u yeelato in ay sannadkandeeqdanhesho.

MadashaIndheergaradkaoo ah bar-kulanxubnahakujiraaaanaybadiaqoongaar ah isulahayn, oowaxakaliyaeekulmiyayyahayaragtiayaamarkastaheegan u ah in ay waxtartobulshada.Waxaanamadasha u qorshaysan in sannadkiibahalmagaalooo Somaliland ka mid ah la gaadhsiiyodeeqdanoo kale, iyadaoo bartilmaameellagadhiganayodhakhtarkadhimirkaeemagaalokasta.

Ugudanbayntiidhammaanxubnahamadashakujiraawaxa ay u mahadcelinayaanIlaahaweynee u fududeeyayhawshankheyrkabadan.Intaakadibmadashuwaxa ay u mahadcelinaysaamaamulkadhakhtarkaBoramaoosifiicanulashaqeeyayiyoguddidahawshanmaamushayoosixilkasnimoleh u gudataywaajibkoodii, iyagaoohawlahoodiigaarkaahaakadoorbiday in ay kashaqeeyaanhawshankhayrkabadan.

GuddidaSadaqoururintamadashaIndheer-garadka

2014-07-25




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured