Daawo xogreeb Tv:Fannaaniin Si Tiiraanyo Leh Uga Hadlay Dilkii Marxuumad Saado Cali Warsame

0
Saturday July 26, 2014 - 19:57:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1003
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo xogreeb Tv:Fannaaniin Si Tiiraanyo Leh Uga Hadlay Dilkii Marxuumad Saado Cali Warsame

    Minneapolis(xogreebnews.com-Magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota waxaa lagu qabtay kulan baroor-diiq ah oo loo sameeyay fannaanadii weyneed Saado Cali Warsame oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Minneapolis(xogreebnews.com-Magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota waxaa lagu qabtay kulan baroor-diiq ah oo loo sameeyay fannaanadii weyneed Saado Cali Warsame oo Minneapolis(xogreebnews.com-Magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota waxaa lagu qabtay kulan baroor-diiq ah oo loo sameeyay fannaanadii weyneed Saado Cali Warsame oo Arbacadii lagu toogtay magaalada Muqdisho.Kulanka oo ay ka qeybgaleen fannaaniin caan iyo dadweyne fara badan ayaa ku tilmaamay marxuumada geesiyad wadaniyad ah oo u hurtay nafteeda dalkeeda.Hibo Maxamed Cudoon oo ay isla soo shaqeeyeen isla markaana ay kuwada noolaayeen magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa ku tilmaamtay Saado Cali qof qiimo weyn ku dhex leh Soomaalida meel kasta oo ay ku nool yihiin, Waxayna sidoo kale sheegtay inaysan seexan kadib Dilkii Saado.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured