Wafti Balaaran oo uu Hogaaminayay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe

0
Saturday July 26, 2014 - 19:51:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 858
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafti Balaaran oo uu Hogaaminayay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe

    Garoowe(xogreebnews.com- digg icon delicious icon Wafti Balaaran oo uu Hogaaminayay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoowe(xogreebnews.com- digg icon delicious icon Wafti Balaaran oo uu Hogaaminayay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe

Magaalada Garoowe ee Caasumada Dowladda Puntland ayaa maanta waxaa siweyn loogu soo dhaweeyay Wafti balaaran oo uu hogaaminayay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed .

Soo dhaweynta Waftigaasi waxaa ka qayb qaatay Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay,Wasiir,Xildhibaano,Waxgarad,Aqoonyahano iyo qaar kamid ah bulshada rayidka ah ee Gobolka Nugaal.

Soo dhaweyn kadib wafdiga ayaa waxaa loo soo gudbiyay aqalka Madaxtooyada Dowladda Puntland waxana halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay Garaadka iyo Cuqaashi la socatay Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

‘’Farxad iyo Rayn Rayn weyn ayay noo tahay ka Puntland ahaan ka shacab ahaanba inaanu soo dhaweyno Maanta Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo Cuqaasha la socotay ‘’Sidaasi waxaa yiri Madaxwayne Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. ‘’Waxaan is leeyahay Garaadku idinkama maqneyn ee Safar dheer oo muddo qaatay ayuu nagaga maqnaa hadii uu ka soo laabtayna meel nagama jirin,niyadayadana kama maqneyn,quluub tayadana kama maqneyn ‘’Ayuu hadalkiisa Raaciyay Madaxwayne Gaas.Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ayaa dhankiisa sheegay in Xuuumada iyo Shacabka Puntland uu uga mahadcelinayo soo dhaweyntii Balaarneyd ee ay ugu sameeyen Magaalada Garoowe.

‘’Dadkii Riwaayad baa loo dhisay been baa lagaliyay maamulo aan jirin oo soconaya ayaa loo sheegay Dadkii bur burkaasa ku dhacay ‘’Sidaasi waxaa yiri Garaad Saleebaan Garaad Maxamed .

‘’Diyaarad Koonfur katimi oo iska Guuxaysa oo gudaysa baa dadkii bur burisay si loo qabtaa lagaran waayay waxbaa lagu qafilay Mushaakil badan ayaa jira ‘’Ayuu hadalkiisa raaciyay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed.IMG_4034 IMG_4040 IMG_4043 IMG_4051 IMG_4056 IMG_4071 IMG_4084 IMG_4031




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured