wasiirka arrimaha dibeda jubbo-land oo ay guriisa qarxiyeen al-shabaab

0
Saturday July 26, 2014 - 19:48:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 940
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    wasiirka arrimaha dibeda jubbo-land oo ay guriisa qarxiyeen al-shabaab

    Kismaayo(xogreebnews.com- Qarax ayaa xalay ka dhacay guri uu degenyahay wasiir ka tirsan maamulka Jubba, waxaase jirey qaraxyo kale oo lala eegtey xarun quwadda korontada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kismaayo(xogreebnews.com- Qarax ayaa xalay ka dhacay guri uu degenyahay wasiir ka tirsan maamulka Jubba, waxaase jirey qaraxyo kale oo lala eegtey xarun quwadda korontada Kismaayo(xogreebnews.com- Qarax ayaa xalay ka dhacay guri uu degenyahay wasiir ka tirsan maamulka Jubba, waxaase jirey qaraxyo kale oo lala eegtey xarun quwadda korontada oo la doonayay in xaafado dhan leerka looga damiyo, kadibna hawlo laga fushado. Wararka waxay sheegayaan in guri uu leeyahay Cabdi Xusseen oo ah wasiir ku xigeenka iskaashiga caalamiga ah ee maamulka Jubba qarax laga sameeyey, balse aysan cidina waxbo ku noqon. Kismaayo ayaa dhawaanahan ka nasatay qaraxyada kadib isbadalo xagga amaanka laga sameeyey, balse wali waxay u egtahay in ay jiraan waxyaabo dhacaya.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured