aragtiida xukummadda ee seerayaasha iyo shacabka deegaanka oo kaaf iyo kal dheeri noqotay.

0
Saturday July 26, 2014 - 19:39:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 885
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    aragtiida xukummadda ee seerayaasha iyo shacabka deegaanka oo kaaf iyo kal dheeri noqotay.

    Hargyasa(xogreebnews.com-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Jaamac Maxamed Odowaa ayaa ka hadlay bananka aroori iyo qool caday oo dadka deegaankasi ka biyo diideen siday wasaarada xanaanada xoolaha somaliland u wado.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargyasa(xogreebnews.com-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Jaamac Maxamed Odowaa ayaa ka hadlay bananka aroori iyo qool caday oo dadka deegaankasi ka biyo diideen siday wasaarada xanaanada xoolaha somaliland u wado. Agaasimaha ayaa arintaasi ku tilmaamay mid dadka deegaankaasi u dan ah,waxaana uu beeniyay warar sheegay oo ahaa in shaqsiyaad gaar ah lagu wareejinayo.dhanka kale boqor raabi yuusuf oo ka mid madax dhaqmeed kasoo jeeda deegaanka salaxlay ee uu ku yaalo banka qool caday ayaa arinkaasi ku tilmaamay arin qorshaysan oo wasaarada xanaanada xoolaha somaliland dan gaar ah ay ka leedahay,waxaana u cadeeyay inaan loo dul qaadanayn in ay xukuumadu danaheeda gaarka ah

ku fushato,isla markaas maatida iyo caruurta kolba la dagal fadhiis.Ugu Horeyn Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland oo faah-faahin ka bixinaya u jeeda looga danb leeyahay bananka qool caday ayaa waxa uu yidhi”“Boqolaalkii sano ee lasoo dhaafay am dawladihii ka horeeyay hawshan maanta la isku qabsaday waa hawl aan la fulin,hadii ay dadkani nasiib u heleen,wasaaraduna u keentay mashruucan oo xoolahooda usoo saaraya biyo cawsna loogu beerayo,dawadina ay u dhinac taalo oo isku dhuuq,waxaana laga yaabaa waxan aanu ka hadlayno in ay dadku u qaadan waayaan.Dhinac kale waxa uu sheegay agaasimaha guud ee wasaarada xanaanada xoolaha somaliland oo jawaab ka bixinayay hadal kasoo yeedhay boqor raabi in ay diyaar u yihiin in ay dadka ka dhaadhiciyaan muhiimada uu leeyahay waxaana uu yidhi”“wada hadalba waxa ka hadhay inta dadkaas loo samaynayo banka ee loo xidhayo,cid kale oo loo xidhayaa ma jiraan,haday carab noqoto haday Somali noqoto cid si gaar ah loogu xidhayaa ma jirto,waxaana ka talin doona dadka deegaanka,hadii loo qaadan waayo hawshaas dhan ee ay dawladu fulinayso taas waxaan odhan lahaa waa wax kale.sidoo kal waxa uu sheegay in ay wasaaradu diyaar u tahay cid kasta oo wax tabanaysa waxaana uu hadalkiisa ku bilaabay”“Mashruuc wanaagiisa iyo sid looga faa’idaysan lahaa dadka cabashada ka muujiyay waanu u sharaxi doonaa,runtii waxa laga yabaa in anag nala dhex rooro,isla markaasna qofka doonaya xumo ayaa laga yabaa inuu ina dhex maro oo dadka fad-qalo ka dhex abuuro.Dhinac kale boqor Raabi yuusuf oo ka mid ah madax dhaqmeed kasoo jeeda Deegaanka salaxlay ayaa isna dhankiisa walaac hore ka muujiyay bananka ay wasaarada xanaanada xoolaha somaliland doonayso in ay ka iibso masuuliyiin ganacsato ah waxaana uu yidhi”“Dadkii deegaanka ayaa nalala soo hadlay oo nagu yidhi waa nalala soo weeraray oo halkii aanu daganayna ayaa nalagu yidhi ka guura,markii aanu wasiiradii u tagnay ee aanu ku nidhi siday waxa u jiraan waxa naluugu jawaabay way dhamaatay hawshaasi,anaguna arintaas way noo cuntami wayday oo waanu ka diidnay,wasaarada xanaanada xoolahu waxa ay doonaysaa in ay dadka deegaan kaasi dhibaato ka dhex abuurto.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured