Warbaahinta madaxa Banaan Ee dalka ayaa Qortay warar sheegaya In wareysiga Kooxdani Siisay SNTV Ay fududeeyen Shaqaalaha Tvgii la Xayiray Ee UNIVERSAL TV.

0
Saturday July 26, 2014 - 19:27:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 834
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbaahinta madaxa Banaan Ee dalka ayaa Qortay warar sheegaya In wareysiga Kooxdani Siisay SNTV Ay fududeeyen Shaqaalaha Tvgii la Xayiray Ee UNIVERSAL TV.

    Hargeisa(xogreebnewscom-Waxana la Weriyay in Kooxdani TV-Ga Qaranka Dalka SOMALIA Ee SNTV Ay Hargeysa gudaheeda ugu Qabteen Barnaamijka Bandhiga CIIDA Ee TV-gaasi Walow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnewscom-Waxana la Weriyay in Kooxdani TV-Ga Qaranka Dalka SOMALIA Ee SNTV Ay Hargeysa gudaheeda ugu Qabteen Barnaamijka Bandhiga CIIDA Ee TV-gaasi Walow Hargeisa(xogreebnewscom-Waxana la Weriyay in Kooxdani TV-Ga Qaranka Dalka SOMALIA Ee SNTV Ay Hargeysa gudaheeda ugu Qabteen Barnaamijka Bandhiga CIIDA Ee TV-gaasi Walow ilaa haatan aanu jirin muqaal Cadaynaya Waraysiga oo ka baxay tv-gaasi
Wararku Waxay intaasi ku darayaan in Fanaaniintan Sidoo kale barnaamij Uqabteen TV-GA Universal Oo caadaystay tuugaysiga Iyo Tebinta Barnamijyada Xaaranta ah ee Laga mamnuucay.Abwaan Jaylani Afhayeenka Kooxda Xidigaha ayaa Warsaxafadeed uu soo Saaray isaguna Ku Iftiimiyay inay jiraan heeso ay uqabteen Tv-yani isagoona Ku dooday inay la Siyaasadeeyay heesahaasi waxana uu iftiimiyay In xidigaha geesku Yihiin Fanaaniin Somaaliyeed balse udhashay Somaliland Jecela Dalkooda. Kooxdan ayaa Ka tirsan Wasaarada Warfaafinta Wacyigelinta iyo dhaqanka ee Somaliland Suuragalnimadda Wareysi ay siyaan Tv-ga Dawladda Aynu Deriska nahay Ee Xamar-na Waxa uu noqon doona mid Laf jab ku ah Hamiga shacbiga Reer Somaliland iyo inay dalka gudihiisa cadawga usoo Gacan tuugaaleeyaan Kuna faafiyaan waxyaabo ka dhan Ah Rabitaanka shacbiga ay indhaha uyihiin Taasi bedelkeedana Waa Hadiba barnamijyadaasi Ay baxaan Ee Waxay fashil ku noqonaysa Xukumadda Gaar ahan Wasaarada Warfaafinta oo tahli la takoorka tv-ga Cadawga ku ah Dalka ee UNIVERSAL iyo shaqaalihiisa Dacaayadihii hore ku darsaday inay Dilaaliin Unoqdaan TV-GA XAMAR Ee SNTV.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured