Ganacsatada Somaliland Oo Si Weyn Uga Cawday Adeeg-Xummo Saameysay Dekedda Berbera Iyo Maareeyihii Oo Caasimadda Tamash-Laynaaya.

0
Friday July 25, 2014 - 20:49:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 890
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ganacsatada Somaliland Oo Si Weyn Uga Cawday Adeeg-Xummo Saameysay Dekedda Berbera Iyo Maareeyihii Oo Caasimadda Tamash-Laynaaya.

    Hargeisa(xogreebnews.com_Mar-sada caalamiga ah ee Berbera oo hadda ku jirtaa wakhti mash-quul badan oo ah xiliyadda ay bulshada sidaa weyn wax ulaa soo deg-to maal-maha ciidaa.ayaa hadda waxaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Mar-sada caalamiga ah ee Berbera oo hadda ku jirtaa wakhti mash-quul badan oo ah xiliyadda ay bulshada sidaa weyn wax ulaa soo deg-to maal-maha ciidaa.ayaa hadda waxaa Hargeisa(xogreebnews.com_Mar-sada caalamiga ah ee Berbera oo hadda ku jirtaa wakhti mash-quul badan oo ah xiliyadda ay bulshada sidaa weyn wax ulaa soo deg-to maal-maha ciidaa.ayaa hadda waxaa ragaadiyeey maamul xummo baah-san iyo musuq-maasuq taaso hadda 10 kii danbe ee bisha barakaysan ee ramadaan la la”yahay cid ka shaqaysaa oo u adeeg-ta bulshada sooman ee badeecadduhu kaga xaniiban yihiin dekeda. Waxaana maal-mahan ciida ay gashay mash-quul aad u badan dekeddu maadaama oo ay tahay ta keliya ee shacbiyadda Somaliland ay wax kala soo dagaan.

Waxaana isaasa soo taraaya fadeexada dul-hoggaaneysa maamulka dekedaas oo iyaagu dhamaantood ku sugaan caasimada hal kaso ay la ciidayaan caruurahoodi ganacsato tiro badan oo lasoo xidhiidhay shabakadda warar ee xogreebnews.com-ayaa no xaqiijiyeey inay badeecadoohoodi muddo tobaneeyo ah ku xaniiban yihiin mar-sada caalimiga ah ee berbera waxaanay quuska taagan yihiin adeegan dekeda oo ay ku sheegen inay yihiin kuwo ku fashil maamulka iyo masuuliyaddi saarnaydbaa.
Qaarka mid ah ganacsatada ayaa sheegay inay ka wareegi doonaan adeeg-xummada dekeda berbera oo ay ku tilmaameen inay hadda ka adeeg-wanaagsan tahay ta Muqdisho oo ay dagaalo ka socdaan .
Dhanka kale ganacsatadu waxaay ku baaq u dirtay maamulka sare ee Somaliland waxaanay ka codsadeen inay ku ciqaabaan maamulka dekeda berbera dayaca uu ku sammeeyey mar-sadii iyo adeeg-xummada ay sabaabeen,waxaanay u sheegan dawladda Somaliland inay badeecad-doodu ku xaniiban tahay waliibana ay shubeen cashuurihii waxaana ka qarkood ku cawdeen inay ka xaniiban yihiin aloobooyin ay ugu tallo galleen maal-maha iidda oo hadda ay ka hadhay laba maal-mood oo kaliya. Maareeha dekeda berbera ayaa la sheegay inu ku sugan yahay caasimadda halkaaso ay shaqadiisi ku daayacan tahay,kala socon la”yihiinna shaqaddi u qaranka u hayeey.
Arrintan ayaa kusoo beeg-maysaa xilli u madaxweyne siilaanyo ku maqan yahay safar debedda ah taaso ay u sibir-saarayaan shacabka reer Somaliland ee nagacsatada ahii.
Qalinkii
Cabdi casiis bashiir Nuur
Tel:4144434
info@xogreebnews.com
Hargeisa/Somaliland





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured