Ciidamada Somaliland Oo Ku Faanay Qabashada Gaadhi Uu Lahaa Cali Khaliif Galaydh Oo Ay Cidla Kasoo Kaxaysteen

0
Friday July 25, 2014 - 19:59:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 858
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Somaliland Oo Ku Faanay Qabashada Gaadhi Uu Lahaa Cali Khaliif Galaydh Oo Ay Cidla Kasoo Kaxaysteen

    Hargeys(xogreebnews.com-War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidamada Somaliland ayaa lagu sheegay in Ciidanka Somaliland ee Degaanka Saax-dheer ku sugan Gacanta ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeys(xogreebnews.com-War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidamada Somaliland ayaa lagu sheegay in Ciidanka Somaliland ee Degaanka Saax-dheer ku sugan Gacanta ku Hargeys(xogreebnews.com-War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidamada Somaliland ayaa lagu sheegay in Ciidanka Somaliland ee Degaanka Saax-dheer ku sugan Gacanta ku dhigeen Gaadhigii Cali Khaliif Galaydh.
Warka Qoraalka ah oo laga baahiyayWarbaahinta ayaa lagu yidhi “ Cutub-yada CIidanka Qaranka Somaliland ee ku Sugan Aagga Saax-dheer waxay Gacanta ku dhigeen Badhtamihii Xalay Gaadhigii Cali Khaliif Galaydh, iyadoo Ilaaladiisuna Saaran tahay.
Warkan oo uu ku saxeexnaa Taliyaha Ciidanka Qaranka Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Cismaan(Shaqalle) ayaan lagu Caddayn in Gaadhiga la qabtay uu la socday Cali Khaliif Galaydh iyo in kale. Taliyaha Ciidanka Qaranka ayaa sheegay inuu uga mahadcelinayo Ciidanka Waajibaadkooda Qaran ee ay guteen.

Cali Khaliif Galaydh oo ka mid ah Hogaamiyeyaasha Kooxda Khaatumo ayaa mudooyinkii u dambeeyay dhuumaalaysi ku jooga Degmada Saax-dheer ka dib markii Taleex Ciidanka Somaliland ka saaray.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured