GABILEY MA WAXAY NOQOTAY XABAASHII XAABADA QURBAHA? W/Q: Mukhtaar Cabdilaahi Nuur

0
Friday July 25, 2014 - 19:27:35 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 832
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GABILEY MA WAXAY NOQOTAY XABAASHII XAABADA QURBAHA? W/Q: Mukhtaar Cabdilaahi Nuur

    sida aad wada ogsoon tihiin gobolka gabiley waxuu ka mid ahaa goboladii codka ugu tirada badan siiyay xukuumada kulmiye iyo madaxweyne siilaanyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sida aad wada ogsoon tihiin gobolka gabiley waxuu ka mid ahaa goboladii codka ugu tirada badan siiyay xukuumada kulmiye iyo madaxweyne siilaanyo sida aad wada ogsoon tihiin gobolka gabiley waxuu ka mid ahaa goboladii codka ugu tirada badan siiyay xukuumada kulmiye iyo madaxweyne siilaanyo
hadaba iska daa abaal loo celiyee waxaa la yaable in xisbiga kulmiye dib u dhac weyn ku ridey gobolka gabiley oo aanay la qabin gobolada kale.
Waxaad la socotaan doorka madaxtooyadu ku leedahay musuqmaasuqa iyo maamul xumada maanta ka jira gobolka gabiley , marka taa laga tago bal u
fiirsada intii xukuumada kulmiye jirtay waxaa gobolka gabiley soo maray 6 badhasaab labadii u horeeyay maahee afarta kale waxay ahaayeen qurbe joog

intaanan faahfaahina bal aan idiin kala sheego badhasaabadaa: labadii u horeeyay waxay ahayeen:
1.rashiid cumar sheekh
2.axmed cali nuur
afartan kale ee qurbe jooga ahina waa;
1. Xuseen cumar maqan
2.cali aw aadan meecaad
3.yuusuf ibraahim geedi
4.mustafe cabdi ciise shiine
Bal ayaan darada intaa leeg eege ma gabiley oo aynu ognahay inay ka mid tahay gobolada dalka ugu aqoon yahanka badan ayaynu odhan karnaa waxa laga
waayay cid hanata xilka badhasaabnimo ? Maxaa loogu soo xulayaa Xaabada qurbaha hadaad si mug leh u sii eegto marba marka ka dambaysa ayay ka sii
darayaan imikay ka sii dareen oo waxay u magacaabeen mustafe shiine oo shan sano london dhex jiifay oo aan maalin kaliya shaqo tagin tiisaba
daryeelaa tu kalena ku dara mustafe shiine shantaa sano ee uu London joogayba waxuu fadhiyay oceon hotel ee maxuu ku soo kordhin karaa gobolka
gabiley. Magacaabista shiine iyo xashiishkan qurbahu waxay meel ka dhac weyn ku tahay milgaha iyo sharaftii gobolka gabiley reer gabileyna iyagaa halkaa
is dhigay. Gebogebada isku soo wada duuboo waxay tahay su,aasha iswaydiinta mudan gobolka gabiley ma waxuu noqdey xabaashii Xaabada qurbaha
Mukhtaar cabdilaahi nuur
gabiley111@gmail.com
Ottowa
canada



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured