War Culus :- Puntland oo Wafdi u dirtay Muqdisho Kuwaas oo Baaraya Dilkii Xildhibaanad Saado Cali Warsame

0
Thursday July 24, 2014 - 19:39:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 995
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Culus :- Puntland oo Wafdi u dirtay Muqdisho Kuwaas oo Baaraya Dilkii Xildhibaanad Saado Cali Warsame

    Garoowe(xogreebnews.com-Wasiiro,xildhibaano iyo Odayaal dhaqan oo Puntland ah ayaa maanta ka dhoofay magalada Garowe xarunta Puntland kuwaasoo kusii jeeda magalada Muqdisho oo maalinkii shalay lagu dilay Allaha u naxariistee Xildhibaan Saado Cali War

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoowe(xogreebnews.com-Wasiiro,xildhibaano iyo Odayaal dhaqan oo Puntland ah ayaa maanta ka dhoofay magalada Garowe xarunta Puntland kuwaasoo kusii jeeda magalada Muqdisho oo maalinkii shalay lagu dilay Allaha u naxariistee Xildhibaan Saado Cali Warsame.

Garoowe(xogreebnews.com-Wasiiro,xildhibaano iyo Odayaal dhaqan oo Puntland ah ayaa maanta ka dhoofay magalada Garowe xarunta Puntland kuwaasoo kusii jeeda magalada Muqdisho oo maalinkii shalay lagu dilay Allaha u naxariistee Xildhibaan Saado Cali Warsame.

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdiwali Xirsi Cabdulle Indhoguran oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha ayaa sheegay socdaalkooda Muqdisho inuu salka ku hayo sidii baaritaan dhab ah loogu samayn lahaa dilka Xildhibaan Saado Cali Warsame oo ka mid ah Xildhibanadda Baarlamaanka DF kasoo gala Gobaladda Puntland.

Indhoguran ayaa sheegay dilka Xildhibaan Saado inuu noqonayaa xildhibaankii 3-aad oo Puntland kasoo jeedana laguna dilo gudaha magalada Muqdisho iyadoo aan wax baaritaano ah lagu samayn.

Ammaanka Muqdisho ayaa waayadii danbe sii xumaanayay iyadoona xildhibaanadda Baarlamaanka DF ay welwel ka muujiyeen ammaankooda maadama dilka Saado Cali loo adeegsaday hub culus

DSC02859-450x337 DSC02861-450x337 DSC02866-450x337 (1) DSC02866-450x337 DSC02867-450x337 DSC02868-450x337 DSC02870-450x337 DSC02871-450x337 DSC02874-450x337 DSC02875-450x337 DSC02877-450x337 DSC02879-450x337 DSC02881-450x337 DSC02884-450x337 DSC02888-450x337 DSC02889-450x337 DSC02891-450x337 DSC02893-450x337 DSC02895-450x337 DSC02896-450x337 DSC02898-450x337 DSC02900-450x337 DSC02901-450x337




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured