Axmed Godane oo silic u dilay Sargaal la baadi-goobayay & xog sheegeysa,intaa uu si hoose u khaarajiyeey

0
Wednesday July 23, 2014 - 20:00:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 823
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed Godane oo silic u dilay Sargaal la baadi-goobayay & xog sheegeysa,intaa uu si hoose u khaarajiyeey

    Baraawe(xogreebnews.com-Warka aan ka heleyno Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in Hoggaamiyaha Alshabaab Axmed Cabdi Godane uu amar ku bixiyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baraawe(xogreebnews.com-Warka aan ka heleyno Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in Hoggaamiyaha Alshabaab Axmed Cabdi Godane uu amar ku bixiyay Baraawe(xogreebnews.com-Warka aan ka heleyno Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in Hoggaamiyaha Alshabaab Axmed Cabdi Godane uu amar ku bixiyay in Xabsiga lagu dhex dilo Sargaal isaga kasoo horjeestay.Wararku waxa ay inoo xaqiijinayaa in Sargaal lagu magacaabo Bashiir oo muddo ku xirnaa Saldhiga weyn ee Degmada Baraawe lagu dilay gudaha xabsiga, xilli la sheegay in laga ballan qaaday in lasii daayo.Sidoo kale, ujeedka dilka Sargaalkaan ayaan la ogeen,balse warar hoose oo aan ka heleyno Degmadaasi ayaa sheegaya in Sargaalka loo heysto amar diido, isagoona looga shakisan yahay inuu ku lug leeyahay fashilinta Howlgalo ay fulin lahaayen Alshabaab oo iyaga kusoo laabtay.

Sargaalka ayaa waxa uu xirnaa muddo, waxaana baadi goob loogu jiray dhowr bil, balse waxaa iminka Meydkiisa lagu arkay Degmada Baraawe.Dilka Sargaalka ayaa waxa uu daba socdaa dilal kala duwan oo uu Hogaamiyaha Al-shabaab Axmed Cabdi Godane horay ugu geystay Saraakiil cadaan iyo Soomaali u badnaa kuwaas oo ay ku kala Tageen Dhanka Figrada.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured