Meydadka Dadkii Ku Nafwaayay Diyaaradii Malaysian Airlines Oo Laga Dejiyay Dalka Hollan( SAWIRRO)

0
Wednesday July 23, 2014 - 19:42:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 886
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Meydadka Dadkii Ku Nafwaayay Diyaaradii Malaysian Airlines Oo Laga Dejiyay Dalka Hollan( SAWIRRO)

    Hollan(xogreebnews.com-Waxaa Maanta Magaalada Kharkhiv ee Dalka Ukrine ka duushay diyaarad Milatari oo wada meydadka qaar kamid ah dadkii ku dhintay Diyaaradii Malaysian Airlines oo toobaadkii hore lagu soo riday Dalka Ukraine.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hollan(xogreebnews.com-Waxaa Maanta Magaalada Kharkhiv ee Dalka Ukrine ka duushay diyaarad Milatari oo wada meydadka qaar kamid ah dadkii ku dhintay Diyaaradii Malaysian Airlines oo toobaadkii hore lagu soo riday Dalka Ukraine. Hollan(xogreebnews.com-Waxaa Maanta Magaalada Kharkhiv ee Dalka Ukrine ka duushay diyaarad Milatari oo wada meydadka qaar kamid ah dadkii ku dhintay Diyaaradii Malaysian Airlines oo toobaadkii hore lagu soo riday Dalka Ukraine.

Diyaarada sida qaar kamid ah Meydadka dadkii ku dhintay Diyaarada lasoo riday ayaa laga soo dajiyay Magaalada Eindhoven ee Dalka Holand , waxaana garoonka Diyaaradaha Magaaladaasi meydadka kusoo dhaweeyay Masuuliyiin katirsan Dalka Holand iyo ehelada dadka ku dhintay Diyaarada Malaysia laga lahaa.

Raysal Wasaaraha Dalka Holand ayaa ku dhaaaqay Maalin baroor diiq ah oo loo samenayo dadkii ku dhintay Diyaarada Malaysian Airlines , waxaana dalka Holand laga dareemayaa saameyna dadka u dhashay Dalkaasi ee ku dhintay Diyaarada lasoo risay .

Boqorka iyo Boqorada Holand iyo Masuuliyiin kale oo dalkaasi ayaa kusii sugnaan doona gudaha garoonka si ay usoo dhaweeyaan Meydad kale oo la filayo in saacdaha soo aadan laga oo dajiyo dalka Holand.

Diyaaradii Malaysia Airlines ee lagu soo riday Dalka Ukraine waxaa ku dhintay dad gaaraya 298-qof waxaana 193-kamid ah dadkaasi ay u dhasheen Dalka Holand oo diyaaradu kasoo duusay kahor inta aan lagu soo ridin dalka Ukraine.













Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured