Madaxweynaha Jabuuti oo xaflada bixinta gabadhiisa ku marti qaaday madaxda Soomaalida

0
Wednesday July 23, 2014 - 16:35:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1120
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jabuuti oo xaflada bixinta gabadhiisa ku marti qaaday madaxda Soomaalida

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maalinta beri gabar uu dhalay bixinaya, waxaana xafladda meherka gabadhiisa lagu marti qaaday Siyaasiyiin iyo shaqsiyaad caan ah oo ka socda Dowladda Federaalka Somalia, Dowlad Deegaanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maalinta beri gabar uu dhalay bixinaya, waxaana xafladda meherka gabadhiisa lagu marti qaaday Siyaasiyiin iyo shaqsiyaad caan ah oo ka socda Dowladda Federaalka Somalia, Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Maamulada Somaliland iyo Puntland. madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maalinta beri gabar uu dhalay bixinaya, waxaana xafladda meherka gabadhiisa lagu marti qaaday Siyaasiyiin iyo shaqsiyaad caan ah oo ka socda Dowladda Federaalka Somalia, Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Maamulku Puntland. iyo dawlada somaliland

Gabadha Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxaa isfaham dhex maray Wasiirkiisa Waxbarashada, kaasoo si rasmi ah beri oo Khamiis ah u gudoomi doona gabadha Madaxweynaha Jabuuti.

Casuumaada xafladda ayaa lagu wadaa in ay ka qeybgalaan Madax ka socota Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Maamulka Puntland.iyo dawlada somaliland

Diyaarad qaas ah ayuu Madaxweynaha Jabuuti u diray deegaanada ay mas'uuliyiintaasi ka imaan doonaan si ay ugu soo qeyb galaan, inkastoo aan la ogeyn in ay aqbaleen iyo in kale.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured