Indhoole soomaali ah oo ka soo dhex muuqday dagaal-yahannada Suuriya (SAWIRRO)

0
Wednesday July 23, 2014 - 16:30:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 856
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Indhoole soomaali ah oo ka soo dhex muuqday dagaal-yahannada Suuriya (SAWIRRO)

    Nin soomaali ah oo la magac baxay Taymullah al-Somali islamarkaana haysta dhalashada Holandeska ayaa kasoo dhex muuqday mid ka mid ah kooxaha ka dagaalama Suuriya ee lagu magacaabao ISIS (Daacish) kuwaas oo ka dagaalama gudaha dalka Suuriya iyo walib

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin soomaali ah oo la magac baxay Taymullah al-Somali islamarkaana haysta dhalashada Holandeska ayaa kasoo dhex muuqday mid ka mid ah kooxaha ka dagaalama Suuriya ee lagu magacaabao ISIS (Daacish) kuwaas oo ka dagaalama gudaha dalka Suuriya iyo waliba dalka Ciraaq. Nin soomaali ah oo la magac baxay Taymullah al-Somali islamarkaana haysta dhalashada Holandeska ayaa kasoo dhex muuqday mid ka mid ah kooxaha ka dagaalama Suuriya ee lagu magacaabao ISIS (Daacish) kuwaas oo ka dagaalama gudaha dalka Suuriya iyo waliba dalka Ciraaq.

Ninkan ayaa waxaa sidoo kale la sawiran wiil kale oo soomaali ah kaas oo isna qurbaha ka tagay, waxaana la la`aa labaduba in mudo ah.

Soomaalida dhalinyarada ah ee u safray dalka ay dagaaladu ka socdaan ee Suuriya ayaa sii kordhaya, waxaana ay isugu jiraan gabdho iyo wiilaali oo qaarkood ku dhintay amaba ku dhaawacmay dagaaladaasi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured