DEG-DEG: Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo lagu dilay Muqdisho

0
Wednesday July 23, 2014 - 16:14:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 892
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG-DEG: Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo lagu dilay Muqdisho

    Waxaa goordhaweyd lagu dilay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Tree Biyaano ee degmada Hodan xildhibaanad Saado Cali Warsame oo aheyd fanaanad qaran.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goordhaweyd lagu dilay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Tree Biyaano ee degmada Hodan xildhibaanad Saado Cali Warsame oo aheyd fanaanad qaran.
Waxaa goordhaweyd lagu dilay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Tree Biyaano ee degmada Hodan xildhibaanad Saado Cali Warsame oo aheyd fanaanad qaran.
Fanaanadda iyo darawalkeeda ayay wararku sheegayaan in ay ku dhinteen weerarka oo sida la sheegay ay ku qaadeen kooxo hubeysan oo baabuurka xildhibaanadda ku hor gooyay gaarigii ay wateen, dabadeena rasaas ku fureen.

Kooxaha weerarka geystay ayaa ka baxsaday goobta, waxaana goobta iminka ku gadaaman ciidamada booliska iyo kuwa xoogga ee dowladda.

Xildhibaanad Saado Cali Warsame ayaa waxaa ay Muqdisho usoo wareegtay sanadkii 2012-ka kadin sanado badan oo ay ku nooleed dalka Mareykaka, iyadoona loo doortay xildhibaanad ka tirsan baarlamaanka.Somaaliya



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured